Xubno ka mid ah baarlamaanka Putland oo mooshin ka keenay

 

 

 

 

 

Qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka maamulka Putland ayaa waxay mooshin ka keenee madaxwayne  Cabdiweli Cali Gaas xilli uu isaga iyo madaxweyni ku xigeenkiisa ay dalka safararro dibidda ah kaga maqneeyeen, xubnahan ayaa waxay ku eedeynayaan madaxweynuhu intii uu xilka qabtay ay dalka siyaasadiisa hoos u dhac ku yimid markii loo eego madaxwenahii isaga ka horeeyey ee mudane farooli, waxaa kale oo ay sheegayaan xubnahani

in ay sharci darro tahaya in uu madaxweynuhu iyo ku xigeenkiisa  ay markaliya dalka ka wada maqnaadaan.

Putland ayaa waxay wajaheysaaa  caqabado faro badan oo kag amaanka aha kaga imaanayaan xarakada Al-shabaab iyada oo bilooyikanba ay

mararka  qaar ka dhacayeen qaraxyo sababay dhimasho iy dhaabac.

 

 

 

 

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

Add Comment

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com