Madaxweyni Shariif Xasan oo kormeer shaqo ah ku gaaraay degamada walaweyn

Madaxweyni Shariif ayaa weli siiwato socdaalkiisii uu maalmahaan ku maraayi demooyin ka mida ah gobolka Shabeelada hoose.

Wuxuu hadda socdaal shaqo ah ku joogaa degmada walaweyn isaga oo geeya sida ay xaaladda ay degmada ku sugantahay  xagga amaanka , Caafimaadka, Waxbarashada iyou  kuur gelidda heerka nololeed ee dadka deegaanka ku suganyihiin.

Booqashada Madaxweynah ee degmooyinka gobolka ayaa waxay u muuqataa in dowladda KGS ay dardargelinayso baahinta maamulkeeda iyo ahmiyadda ay u heyso  dadkeeda ku dhaqan gobolka.

Lama oga halka uu madaxweynuhu booqashada Walanweyn ka dib  ku wajahanyahay  lkm waxaan eegi doonaa wixii ka soo kordha oo warar

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

1 Comment

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

  • Waxba uma hayo hami niyad iyo wanaag dadka reer sh.hoose bay iyo bakool. Waayo shariif sakiin waa nin hawiye ay ku shaqeystaaan. Oo Ale iyo Rasuul toona aqoon cidna ka naxayn. Walee markanews.net ayaan laas yaabanahy anaga waayo ma dad waaaln ayaa wax qora waan garan waayay. Shariif waa tuug waskh munaafaq wwynaaday. Hawiye ayu xildhibaano ooga raadinyaaaa walaweyn afgooye raaxoole iyo marka waad arki doontaaaan.hadi Ale naga qaban.

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com