Gurmad la gaarsiyay qaxootiga ka imaanaya dalka Yeman

Ugargaaridda qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yeman ka soo ququlayaa ayaa ah mid ahmiyad gaar ugu fadhiya dadka Soomaaliyeed waan mid loo baahanyahay in la sii laba jibaaro dal iyo dibadna looga soo gargaaro.

Shacabka reer Bossaso ayaa ah dadka door weyn ka qaatay soo dhuweenta qaxootiga faraha badan ee ka soo qulqulaaya dalka Yeman kana soo degaya Dekadda Bosaaso iyaga oo aad u ildaran.

Waxay dadka reer Boosaaso oo u dhan  gurmdkan dadka walaalahooda, iyaga oo siinaya Dhar, Cunto , Kaararka ku hadalka,Lacag  ay ku soo safargalaan kuwooda usoo socda magaalada Muqdisho iyo Gobolada  kali,kuwa jecel in ay Boosaaso degaan waxay siiayaan dhul ay degaan.

Dowladda Putland iyo Hay,adaha samafalka ayaa iyagana ku howlan soo dhuwenta qaxootiga iyaga oo u sameeyey  xero ku meel gaar ah oo ay gabaada kaga dhigtaan kulka iyo qabowga iyada oo lagu jiro xili roobaad qaxootigana u baahany in la kaalmeeyo.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

Add Comment

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com