Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi ayaa dil..

Maanta maxkamad ku taal dalka Masar waxay xukun dil ku xukuntay madaxweynihii hore Maxamed Mursi kaas oo ay mar dhow lagu xukumay labatan sano xarig ayaa lagu eedeeyay xabsi la jabsaday arintaas ayaa sabab logadhigay  mar labaad in loogu xukumo dil.

Mursi ayaa ka tirsanaa ururka Akhwaanun Muslimiin, isla markaasna si sharci loogu doortay madaxweyni, ka dibna ay in qalaab ku sameeyay ciidamada militiriga oo u hogaaminayay madaxweynaha hadda ka taliya C/fatax Al CC.

Masar ayaa waxa ka dhacay kacdoon oo loogu soo horjejeday madaxweyne Xusni Mubarak kacdoonkaas oo ay hogaaminayaeen ururka Akhwaan almuslimiin, kaas oo ugu danbeyntii madaxweyne u doortay Maxamed Mursi.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

1 Comment

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com