Mas’uul u hadlay maamulka Jubbaland oo sheegay…

Afhayeenka maamulka jubba land ayaa ku tilmaamay waxba kama jiraan gudiyadii sadaxda ahaa ee ay xukumadda Soomaaliya soo  magacowday kuwaas oo kala ahaa gudiga xuduudaha, gudiga doorashada iyo gudiga garsoorka , afhayeenka ayaa ku dooday in aan ayaga lala tashan soo xulida xubnaha gudiyadaas. Maamulka Jubaland waxa ku maqan hehiiskii Adis Ababa ee ahaa in dakhliga dekadda Kismaayo iyo maamulkeeda lagu wareejiyo dawladda dhaxe heshiiskaasi oo  waxba ka ansixin iyada oo ay taasi jirto ayey marwalbo ka soo horjeesataaa awaamiirta dowladda waxayna u dhaqmaan sida dowlad ka madax bananaan dawladda Somaliya  iyada oo dadka wax garadka iyo qaar kamid ah beelah soomaaliyed ay jiritaanka Jubaland u arkaan mid markiisii horey sharci darro ku dhismay hadana sharci darro ku dhaqmayo. Ma ahan wax ku cusub maamulada Jubbalan iyo Putland in ay yiraahdaan manala tashan, ma waafaqsana dastuurka Soomaaliya, maamulka KGS asagana waan ka sugeynaa waxa ka soo yeera.

info@markacadey.com

info@markanews.net

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise