Maamulka Jubbaland oo wacad ku maray in ay xiriirka u jarayaan…

Madaxweyne kuxigeenka labaad ee maamulka Jubaland Mudane C/qaadir Luga Dheere  ayaa gudoomiyaha baarlamaanka mudanae Jawaare ka codsaday in uu raali gelin ka bixiyo mooshinka ay xubnahah barlamaanka  dawladda  dhaxe ka keeneen barlamaanka Jubalan kaas oo ku saabsanaa sharci ahaanshaha barlamaanka Jubalan  haddii aan raali gelin laga bixin ay  xiriirka u jarayaan wada shaqeynta ay la leeyahiin dawladda dhaxe.

Barlamaanka maamulka Jubaland  oo waqti aan sidaas u fogeyn lagu ansixiyay magaalada Kismaayo iyada oo ay beelo badan cabasho ka muujiyeen in aysan ku qanacsaneyn kuraasta ay ka heleen xubnaha barlamaanka ayaga ku eedeyay in beelo gaar ah ay qaateen inta badan xubnaha barlamaanka waxa la baal maray qabka awood qeybsiga ama hananaka lagu soo xulay xubnaha barlamaanka.

Waxaa caadi u noqotay maamulada cusub ee ka dhismaayo wadanka Soomaaliya in ay yiraahdaan waxaan xiriirka u jarnay wada shaqeynta dawladda dhaxe, taas waxay ragaadisay hor u socodka dawladda dhaxe si  loo gaaro hiigsiga 2016.

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

3 Comments

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

  • War waxaan Kenyan ka ushaqeeyo hanoo sheegin uuuuf warar kale miyaad wayday adiga damiir xumidaa jubaland xagay ku taalaa?????

  • libaaxa afdheer
    miskiin adeer laba tuulo ayaad kadagtaa afdheer,yaa libaax kadhigay saw adeerkaa itoobiya umashaqeeyo iyo uganda

  • Jubaland waa maamul gobaleed dowla federaalka iyo caalamku aqoonsadeen. Shacabka reer jubaland rabitaan kooda cidii kahortomaada dhabihii lika baa lamarsiin.waxaadna ogaataa Absame waa qaran

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com