Tacsi : Macalin Muuse Fiqi Oo Ku Geeriyooday Deegaanka Ceel-jaalle Ee duleedka Magaalada Marka.

Innaa Lillaahi Wa inna ilayhi Raajicuun.

Maamulka  iyo howlwadeenada Shabakada Markacadey.com Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday  Marxuum Macalin Muuse fiqi oo shalay ku geeriyooday Deegaanka Ceel-Jaalle, Duleedka Degmada Marka.

Sidoo kale Duqa Jaaliyadda Finland Sheekh Luqmaan Maxamed, Gudoomiyaha jaaliyada Finland  Cismaan Sheekh Axmed biima, ku xigeenkiisa Cali Abshiroow iyo dhamaan xubnaha jaaliyada finland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum macalin muuse fiqi.

Waxaan ilaaha uga baryeynaa inuu jannadii firdowsa ka waraabiyo; eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayne samir iyo iimaan allah ka siiyo, anagana gadaashiis ilaahay nama fitneeyo.

Innaa Lillaahi Wa inna ilayhi Raajicuun.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

2 Comments

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com