Dhageyso Buuni “Biimaal Sh/hoose Ayuu Culeys Ka Saaran Yahay Yuusan U Maleynin Axmed Madoobe, Waan Ku Filanahay Dhulkeena”

Aqoonyahan C/hi Macallin Xasan Buuni oo ka mid ah aqoonyahaanada Beesha Biimaal ayaa fariin uu labo dhinac u kala diraayo soo gaarsiiyey shabakadda Markacadey.com. Labada dhinac ee fariintan ay ku socoto ayaa kala ah: Axmed Madoobe iyo Waxgaradka beesha Biimaal ee isugu jiro Nabadoono, Suldaan, Haween iyo dhalinyaro.

Aqoonyahan Buuni ayaa yiri “Axmed Madoobe yuusan is dhihin Biimaal Sh/hoose ayaa culeys ka saaran yahay, Waa kaafinaa boqolkiiba boqol dhulkeena ….”

Hoos ka dhageyso fariinta uu diraayo aqoonyahanka:

Dhageyso

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

17 Comments

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

  • Asc aqoonyahan ka beesha aad Ayaan ugu faraxsanahay meelaha uutaabtay waa mid meesha taala aqoonyahaynow aad baan kuugu hanbalyeeynaa aniga iyo adiga waan soo wada kornay iskoolna waan wada dhiganay sheekh suufi maashaa alaah aad baan kuugu faraxsanahay meesha nalaga heysto waa meeshaas aad tilmaantay soomaali waxey kumaahmaahdaa ma umulbaa ilowshi dhowaa! Biimaal waxoow iloobay dhibkii kudhacay 1991 axmad madoowe ma oga in uu biimaal xasuusto arintaas hadii uu ogaan lahaa asgoo wanaag raadinaayo ayuu xaqooda dhiibi lahaa inkalana ugu deri lahaa lakiin waxaa layiri lax meyshey isdhigto ayaa lagu gowracaa ee biimaal hurdada kakac kuuma kala sokeeyaan hawiye iyo daarood waxaa kuu sokeeyo kii xaqaada kuu ogolaado kaas ayaad walaalo tihiin nimankaan siyaasiyiinta ah ee anaga ah xagooda ubadi arinta nin wadani nimo eykujurto sida janaraal waafow oo kale majiro ee biimaalow waafow camal wuu idinka buuxaa ee hurdada kakaca indha kala fura aqoonyahankaan aad ayuu uqiirooday wuuna ifiyay waan ogahay in uu yahay waafow oo kale aabehey ayaa macalin u ah sidaas ha iigu fahmo asaga waana salaamaa

  • afhayeenka jaaliyada beesha biimaal ee saudi arabiya mudane c/laahi xasan macalin BUUNI aad kuu uugu mahadsan yahay inta uu ka dhawajiyayna waa run anagana waa ku garabtaagahay

  • MASHAA ALLAAH AFKAGA MALAB LAGU QABAY GEESI GEESI DHALAY HALKAN WAXAD KAGA DHAWAJISAY DAD ISKU SHEGAYAY MADAXDA AMA UGAS YADA BIYAMAL WAX AFKODA KARIWA YAY AYAA ILAHAY KASOO YERSIYAY ERYGANA WA WAXAN SUGEYNAY DHAGAHENA MAR UN IN U KADHEX SHAN QARO DIYAAR BAA U NAHAY DIFACA DINTENA IYO DADKENA IYO MALKENABA QOW MIYADA MELKASTO AY DUNIDA KAGA NOSHAHAY HADII XOOG IYO AQLI IYO MALBA IN ILAHAY WUXUU NAGU NIMCEYSTAY KU BIXINO DAKENA WAXAN ILAHAY KABARYENA IYADA OO DHIG KUDADAN XAQA QOWMIYADA MEEL LASARO WAXAN IDINKAGA TAGAY ISKU DUUBNI ISRAC SANAN BARAKALEH IYO IS MAQAL WABILAHI TOOFIIQ

  • RUNTA WEY XANUUN BADANTAHAY ….. LAKIN XAQEENA MARNABA KATAGI MEYNO

    Ilaahy kheer ha siiyo wiilasha biimaal oo duurka ku jiro naftooda bey u hureen in magaca biimaal maxamed kor u soo baxo

    waxaana dhaliileena walaalaheena aqoonta leh oo dibadaha iska jooga

    qalinka iyo aqoonta lafterkeeda waa hub bal dhinac walba ka dagaalama

    GUUl GUUl GUUl

  • abtiyo wada hadal ba fican inta dagaal iyo dhiig daada lahay hada madaxa is ku galisit dadka meesha nabada ku haaysto adigana ka dibada joogtid wa qalad hada wax sameen laheed kaaly adiga no bilaaw .
    wada hadal ama mudaharaat ba fiican sida gobolka gedo laga sameey oo kale beelo badan ba jiro oo diidan xukumadas isala tashta oo is garab qabta

  • SMC
    ALLAH MAHAD LEH.
    waxaan beelaha aanu walaalaha nahay ee BIIMAAL ka tacsiyadaynaynaa dhacdooyinkaa xanuunka badnaa ee idinsoo maray naf iyo maal mood iyo noole wixii idin gaadhay walaalayaal waanu ka xunahay ALLAH ayaanu ka baryeynaa in uu meel kale idinka siiyo ALLAH idinka lumin maayo ee samra hees ayaa tidhaahda.
    NIMBA WAYIHIISAA ELEEN MEELKU WAABOO WAYNU KALA FOGAANEE WAX MIYEEY KU GAADHEEN.
    axx axx walaahi arintaa walaalkeen c/laahi BUUNI
    sheegay way na taabatay waanu damqaney walaahi meelba haq tidhi markaan maqlay DAD nool baa nimankaa loo tirinayaa oo REERO dhan bay xasuuqeen axx axx waa xasuus qoomamo leh
    dareenka caqliga sida ayaa ka gilgishey walaahi waa murug wax kaloon idhaahdo garan maayo
    ilaahay ha u naxariisto inagana samir insh allah
    WABILAAH TOWFIIQ.

  • BIIMAALOW arintan JUBOOYINKA idinkaga. furani ma aha wax dhayal ah sida uu walaalkeen c/laahi BUUNI sheegayoaniga siday ila tahay ninkan ahmed MADOOBE la leeyahay waa al-shabaab wuxuuna meesha ku joogaa waxan AMISOM la yidhaahdo sidaan ku maqlayna dhul badan gacantiisa kuma jiro waa KIS-MAAYO. iyo hareeraheeda ee walaalayaal inta kale ee kis-maayo ka baxsan ee aad degtaan xooga saara in aad ku soo dartaan K-GALBEED waa hadii ay surto gal tahay hadii kaleb waar rag wixii aan dhimasho ahaynba mareeye ee niman yohow dhulkiinaa yaanu cadaawahaasi u tashan ee inta ay goori goortahay sida uu c/laahi BUUNI sheegay ha loo tashado oo tan SH-HOOSE raga jooga ha loo daayo in ta JUBOOYINKA joogta waa in ay u tashadaan dhulkooda itaal meel uu dhigaba.
    QUDHAANJO BA QOODHO QANIINTEE.
    fadhi ma yaalo. waar nimankaa waxaa J-LAND la yidhaahdo watwata yaanay dhukiina ku ladin hadii kale wixii dhacay iyo dadkii ay laayeen iyo foolxumooyinkii hore ayaa inku soo noqonwaxaan kaga baxayaa gabaygii salaam carabey.
    NIN DHIRBAAXO QUUDHEED DUGSADAY
    DHAQAYADEED MAALE
    DHASHAADEY SUGTAA XAJADAAD
    DHAYALSATAA ABID.
    hoy BIIMAALOW ha iska eeganina nimankaa waayo ubadkiina ayaa dulsaar laga dhigi sida MIDGAHA ee itaal meel u idin dhigo iyo talo meel ay idinla gashoba ka kaca ka kaca.
    WABILAAHI TOWFIIQ.

  • Waa sheeko aan dagaal hureyn iyo dad aan naf quurayn sheekada ka taagan jubooyinka harti oo afar guri kismaanyo kuleh inuu tiro badan oo xildhibaano ah qaato cowramale oo marmar ay dhahaan waa warsangalina saan aragnay ay u galeen gaalhecelka qaylinaayo biimaalka la qadiyay madaluuga la qadiyay wardayga waxaas wlqadis dhaamin lagu sameeyy surraha laga qadiyay xataa kuraastuu gado kulahaa waxaasoo dhan iyo kasii badanba iyo dhowr qabiil oo kale oo la dulmayba waxay ku tuseeysaa riixid la riixaayo dadka la isku dhaho SAMAALI oo ah dadka ugu badan somaliya iyo deegaanadaasba marka aniga waxay illa tahay inta meelo soke wax laga fiirinaayo in meel shishe wax laga fiiriyo lana ogaado doorbinka HAWIYE NOO SAARAN IYO KAN AYAGA AY NAGU HAYAANBA INEEY DAD MINORITY AH AY NAGU DUL SOCDAAN DULQAADKA BADANA UUSAN FAAIDO LAHAYN MAR HADII QABYAALAD LAGU DHAQMAAYANA WAXAA FIICAN MEESHA UGU SARAYSO IN LA QABSADO SULI MEESHA UGU DANBEYSO LOO GAARO HANA LA OGAADO HAWIYE DIR DIGIL /MIRIFLE SARANSOOR IYO DHAMAAN ILMO SAMAALE INEEY FIICAN TAHAY INEEY GACMAHA IS QABSADAAN DASTUURKANA WAX KA BADALAAN KANA TUURAAN BOOSKAAN RAYSAL WASAARAHA MADAXWEEYNE LAWADA HOOS TAGANA SAMEEYAAN QASAB WAXAA NOQON NIN SMAAALI AH TAAS MARKAY DHACDO AYA ALA WAYN MINORITY WAX DULMO WABILLAAHI TOWFIIQ

  • Waa sheeko aan dagaal hureyn iyo dad aan naf quurayn sheekada ka taagan jubooyinka harti oo afar guri kismaanyo kuleh inuu tiro badan oo xildhibaano ah qaato COWRMALAHA oo marmar ay dhahaan waa WARSANGALINA saan aragnay ay u galeen GAALJECELKA qaylinaayo BIIMAALKA la qadiyay MADALUUGA la qadiyay WARDAYGA waxaan qadis dhaamin lagu sameeyay SURRAHA laga qadiyay xataa kuraastuu GADO kulahaa waxaasoo dhan iyo kasii badanba iyo dhowr qabiil oo kale oo la dulmayba waxay ku tuseeysaa riixid la riixaayo dadka la isku dhaho SAMAALI oo ah dadka ugu badan somaliya iyo deegaanadaasba marka aniga waxay illa tahay inta meelo soke wax laga fiirinaayo in meel shishe wax laga fiiriyo lana ogaado doorbinka HAWIYE NOO SAARAN IYO KAN AYAGA AY NAGU HAYAANBA INEEY DAD MINORITY AH AY NAGU DUL SOCDAAN DULQAADKA BADANA UUSAN FAAIDO LAHAYN MAR HADII QABYAALAD LAGU DHAQMAAYANA WAXAA FIICAN MEESHA UGU SARAYSO IN LA QABSADO SI MEESHA UGU DANBEYSO LOO GAARO HANA LA OGAADO HAWIYE DIR DIGIL /MIRIFLE SARANSOOR IYO DHAMAAN ILMO SAMAALE INEEY FIICAN TAHAY INEEY GACMAHA IS QABSADAAN DASTUURKANA WAX KA BADALAAN KANA TUURAAN BOOSKAAN RAYSAL WASAARAHA MADAXWEEYNE LAWADA HOOS TAGANA SAMEEYAAN QASAB WAXAA NOQON NIN SAMAAALI AH TAAS MARKAY DHACDO AYAA LA WAYN MINORITY WAX DULMO WABILLAAHI TOWFIIQ

  • To Firiin maahan wiil dir
    ASC waxaa haboon qurafaadka inta iska dayso Samaale iyo Simaale ha leyne………..aniga wiil Mareexaan ah ayaan ahay xittaa ma aaminsani wax la dhaho Daarood in uu jiro laakiin mid ayaan aaminsanahay Somalia waxaan ka aaminsanahay in ay tahay 3 saddex qabiil kuwaas oo kala

    1.dadka dega wabiyada hareerahooda loona yaqaan Jareerta hal qoomiyad ayey ka soo jeedaan……………..

    2..dadka cadcadka ah ee xeebaha dega waxay ka soo jeedaan qoomiyado badan sida Yeman, Hindi, Portugal, Israa,iil waxayna u badan yihiin Aasiyaan……..

    3..soomaalida kale ama Hawiye ku sheeg ama Daarood dheh ama Dir ama digil iyo Mirif dhamaantood waa hal ummad laakiin siyaasadda ayaa kala geysay

    marka intii isku dan ahba wax hawada qabsato yaan lagu mashquulin wax shaqeyn waayey 1991

    aniga aragtidayda sida aan u arko xalka Jubbooyinka …………..

    1….in dhamaan ugaasyada la yaqaan iyo salaadiinta beelaha dega saddexdaas gobol la isu keeno shir dib u heshiineed na loo sameeyo waxii hanti ah oo la isku tuhmayana lagu xisaabtamo…..

    2….in guddi laga xulay beelaha saddexda gobol dega ay booqdaan degmo kasta iyo tuulooyinkeeda si loo ogaado inta beel ee degmooyinkaas dega iyo sida ay ugu kala badanyihiin

    3….markii la ogaado sida loogu kala badanyahay degmooyinka sidoo kale waa in loogu kala bataa Baarlamaankana Jubbaland

    4…..in la heshiiyo sida loo qeybsanayo dhaqaalaha iyo awoodda Jubbalandba….

    5….in la iska ilaaliyo eedda iyo hadallada isku diraya ummadda soomaaliyeed

    6..in dadka degan Jubbaland aysan isku dirin oo iska horkeenin somalida degan gobollada kale sida Hargeysa, Garowe, iyo Hamar oo qaab qabiil isaga horkeenaya diidanna maamulkooda

  • TO SULEYMAANwaan kugu raacsanahay 8n somali hal tahay hadii la ixtirimaayo saad wax u sheegtay lkn hadii aad waki idinka dabada haysaan qabyaaladi ood harti oon ognahy siduu goboladaas ku yahay intaas oo kuraas ah u gacan bdixeeyseen DAAROOD NIMADANA IDINKALA WAYNTAHAY SOMALI NIMADA MAXAA DIIDAAYO IN DADKA KU ABTIRSADA SAMAALAHANA AY TASHTAAN ISKU DHINACNA MARAAN TEDA KALE DAAROOD AMA MAJEERTEEN OO DAAROOD AH WAXAA LAGA LA YAHAY INYAR OO UU KA DAGO MUDUG HALA RAACIYO GALGADUUD IYO MUDUG SI HAL MAAMUL AY U NOQDAAN WUU DIIDAN YAHAY ASOO KA DHIMANAAYO YUUSAN HAWIYE KU XUKUMIN DAAROOD KALOO QABANAAYANA MA ARAGNO OO SOMALI NIMADA KU WEYNTAHAY KISMAANYO WAXA KA JIRANA WAAN ARAGNAA IN UMAD DAGANA WAX KA LA DAHAY DHULBAHANTE IYO WAX LA MID AHNA KURAAS KU HAYSTAAN MASE SOMALI NIMADA IYO WADA DHALASHADA WAXAY TAAGAN YAHAY MARKA DAAROOD WAX DHACAYO ANIGA MA DIIDANI IN CADAALADA LAGA SHAQEEYO DAD AHAANA WAX KOO QAYBSADO LKN WAXAAN DIIDANAHAY IN TUULADA AAD DAGTANA AAD MAGACA DAGMO SIISO TAN UMADA KALE AY DAGAANA MAGACA TUULO WADATO WALIGEED SOMALIDA WAXAY DHAHDA AMAYD KEE U DANBEEYAY KII HADA LASII WADAY ARAG PINTLAND DHAQANKEEDA ARAG AXMED MADOOBE IYO MAAMULKIISA DHAQANKOODA MARKA WAXAASOO DHIB AH OO IS BIIRSADAU SOOW KEENI MAYSO IN RAYSAL WASAARAHAAN AAD DADKA KU DULMAYSAAN MEESHA LAGA SAARO SI LOO HELO MADAXWEEYNE XAQ AH KANA IMAADA MAJORITYGA SI MINORTIYGA DHIBKA U DAAYAAN IYO SUURA DUMAREEDKA WABILLAAHI TOWFIIQ

  • TO SULEYMAAN waan kugu raacsanahay in soomali hal tahay hadii la ixtirimaayo saad wax u sheegtay lkn hadii aad wali idinka dabada haysaan qabyaaladi ood harti oon ognahy siduu goboladaas ku yahay intaas oo kuraas ah u gacan bidixeeyseen DAAROOD NIMADANA IDINKALA WAYNTAHAY SOOMALI NIMADA MAXAA DIIDAAYO IN DADKA KU ABTIRSADA SAMAALAHANA AY TASHTAAN ISKU DHINACNA MARAAN TEEDA KALE DAAROOD AMA MAJEERTEEN OO DAAROOD AH WAXAA LAGA LA YAHAY INYAR OO UU KA DAGO MUDUG HALA RAACIYO GALGADUUD IYO MUDUG SI HAL MAAMUL AY U NOQDAAN WUU DIIDAN YAHAY ASOO KA DHIMANAAYO YUUSAN HAWIYE KU XUKUMIN DAAROOD KALOO QABANAAYANA MA ARAGNO OO SOOMALI NIMADA KU WEYNTAHAY KISMAANYO WAXA KA JIRANA WAAN ARAGNAA IN UMADA DAGANA WAX KA LA DAHAY DHULBAHANTE IYO WAX LA MID AHNA KURAAS KU HAYSTAAN MASE SOOMALI NIMADA IYO WADA DHALASHADA WAXAY TAAGAN TAHAY MARKA DAAROOD WAX DHACAYO ANIGA MA DIIDANI IN CADAALADA LAGA SHAQEEYO DAD AHAANA WAX LOO QAYBSADO LKN WAXAAN DIIDANAHAY IN TUULADA AAD DAGTANA AAD MAGACA DAGMO SIISO TAN UMADA KALE AY DAGAANA MAGACA TUULO WADATO WALIGEED SOOMALIDA WAXAY DHAHDAA MAYD KEE U DANBEEYAY KII HADA LASII WADAY ARAG PUNTLAND DHAQANKEEDA ARAG AXMED MADOOBE IYO MAAMULKIISA DHAQANKOODA MARKA WAXAASOO DHIB AH OO IS BIIRSADAY SOOW KEENI MAYSO IN RAYSAL WASAARAHAAN AAD DADKA KU DULMAYSAAN MEESHA LAGA SAARO SI LOO HELO MADAXWEEYNE XAQ AH KANA IMAADA MAJORITYGA SI MINORTIYGA DHIBKA U DAAYAAN IYO SUURA DUMAREEDKA WABILLAAHI TOWFIIQ

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com