Tacsi : Xaaji Maaxi Maxaad Ookor Oo Ku Geeriyooday Deegaanka Cambareey Ee Gobolka Sh/hoose

Inna lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Allaha U naxariisto waxaa deegaanka Cambareey ee Gobolka Shabeelada hoose ku geeriyooday Xaaji Maaxi Maxaad Ookor.

Waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh ka dirayo Dadka kala ah:

Axmad Maxamed Macllin Barre iyo Caruurtiisa
Ismaaciil Xasan Nuur, Aamiino Cadaawe Geedoow iyo Caruurtooda
Cabdullaahi Xasan Nuur iyo Caruurtiisa
Axmad Xasan Nuur iyo Caruurtiisa
Maxamad Xasan Nuur iyo Caruurtiisa
Cabdinuur Xasan Nuur iyo Caruurtiisa
Maxamad cadaawe geedoow iyo Caruurtiisa
Saalax Axmad iyo Caruurtiisa.
Muuse Cabdi Muuse, Xaaskiisa iyo Xaruurtiisa
Madiino Maxamed Cabdi Muuse
Cabdi Cali Tifow, Gaabo Cali Muudeey iyo Caruurtooda

Dhamaan dadka kor ku xusan waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, Qaraabada iyo Bulshada uu ka baxay Marxuum Xaaji Maaxi Maxaad Ookor, gaar ahaan Qaraabada Magacyadooda kala ah Cabdullaahi Maxamed Geedoow, Ibraahin Ismaan, Xasan Ismaan, Farxiyo Cumar,  Xasan Walaal Geedoow iyo Axmad Walaal Geedoow waxeyna ilaahay uga baryayaan in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo Intii uu ka baxay iy guud ahaan Beesha Biimaal, waxayna Marxuumka ilaahay  uga baryayaan in ilaahay ka waraabiyo Janatul firdawsa Aamiin Aamiin.

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

3 Comments

Click here to post a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Current month ye@r day *

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com