Tacsi : Faadumo Sheekh Cali Macallim Oo Ku Geeriyootay Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/hoose

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ

Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakada Markacadey.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan qaraabada iyo Eheladii ay ka geeriyootay Allaha unaxariistee, Marxuumad Faadumo Sheekh Cali Macallim oo ku geeriyootay Soomaaliya magaalada Marka.

Waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu Marxuumada Qabrigeeda u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan uu Ilaahey ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

8 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com