Dhageyso: Dagaal dhexmaray ciidamada madaniga degmada Afgooye iyo mooryaanta Goobaale iyo Indhacade

Dagaal u dhexeeyo ciidamada madaniga ee degmada Afgooye iyo mooryaan ay hogaaminayaan Goobaale iyo Indhacade ayaa ka dhacay degmada Afgooye.

Khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa la soo sheegayaa, Hoos ka dhageyso wareysi uu bixiyey gudoomiyaha ciidamada madaniga ee degmada Afgooye Siid Maxamed Nuur awal

Halkan riix

Waa markii ugu horeysay ee uu dagaal dhexmaro dadka reer Afgooye iyo mooryaanta Habargidir ee uu hogaaminayo Goobaale.

 

info@markacadey.com                   info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

5 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com