Dhageyso W.Ku Xigeenka Arimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka “Wasaaradeena Ma Ogolaanayso Dhibaatooyinka Haweenka”

Binti Ibraahin Cali oo ah Wasiir ku xigeenka arimaha Qoyska iyo Xuquuqul isnaanka kan mid ah Wafdiga ku sugan Shabeelada hoose ayaa ka hadashay magacaabisteeda wasiirnimo.

Maama Binti ayaa si qota dheer uga hadashay dhibaatooyinta xaga Haweenka ee ka jira Gobolka.

Halkan ka dhagayso Waraysiga oo dheer.

Maama Binti

info@markacadey.com

info@markanews.net

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise