Dhegayso :Waxgaradka Shabeelada Hoose “Shariifow waxaa Kugu Filan Inaad ku Tusaale Qaadato Shirarkii Hore U fashilmay”. +Sawiro.

Odayaashan ayaa sheegay in kulamo badan ay horay uga dhaceen Muqdisho kuwaas oo ay horboodayeen dad ay ku sheegeen Odayaal iscaleema saaray isla markaana wax natiija ah ka keeni waayey Wadahadaladii iyo shirarkii looga arinsanayey Colaada Gobolka shabeelada Hoose.

Waxgaradka iyo siyaasiyiinta shirkan soo qaban qaabiyey oo ay ugu horeeyaan Ugaaska Beesha Biimaal Ugaas Axmidey Siid Cali Iyo Muxyadiin Maxamed Xaaji horay usoo noqday Wasiirkii Gaashaandhiga Xukuumadihii KMG ahaa ayaa soo dhaweeyey dadaalada nabadeed ee hada ka socda gudaha Gobolka iyagoona sidoo kale dhaliilay qaabka uu wax u wado Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed.

Shirkii Maanta ayaa Waxgaradkii iyo Odayaashii isgu yimid waxay kasoo saareen Warsaxaafadeede ka kooban laba qodob.

Halkan ka dhageyso Warsaxaafadeedka iyo Waxgaradkii Halkaas Ka hadlay.

Codka oo Dhamaystiran

s 6

s 5

s 4

s 3

s 2

s 1

s 7

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Naftaa-quur

20 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com