Dhageyso: Aqoonyahan C/llaahi Baalbaal oo ka hadlay Odayaasha Irir samaale ee ku sugan gobolka Sh.Hoose.

Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa gobolka sh.hoose ku sugnaa odayaal sheegay inay kasoo jeedaan beelaha irir samaale oo sheegay inay gobolka sh.hoose u tageen sidii xal loogu heli lahaa dagaalka ciidamada deegaanka ay kula jiraan mooryaanta axmed diiriye iyo xaad.

Ciidamada deegaanka ayaa dagaal daba dheeraaday kula jira maleeshiyo beeleed ka amarqaata hogaamiye kooxeedyo dhibaatooyin ka geystay gobolka sh.hoose burburkii dowladii dhexe kadib, walina ku haminaya inay geystaan tacadiyo hor leh oo ka dhan ah dadka kasoo jeeda gobolka sh.hoose

C.llahi macalin cali loo yaqaan Baal baal oo ah aqoon yahan kasoo jeeda gobolka sh.hoose, waxbadanna kala socda marxaladihii uu soo maray gobolka sh.hoose ayaan ka wareysanay ujeebolka shabeelaha hoose iyo waxa uu kala socdo.

Wareysi baal baal

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

author

author

14 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com