Tahniyad Aroos: Cabdi-raxman Nuur iyo Fowsiya Hussein Abubakar

Arooska , Cabdi-raxman Nuur iyo aroosadda Fowsiya Hussein Abubakar  oo  28/12/2014 Ku aqal galay Magaaladda  Nijverdal  Wadanka Holland.
Direyaasha Hambalyadda
anagoo kala ah :
1-Abti Maxamed Yaxya iyo Caruurtiisa
2-Abti Cali yahya iyo Xaaskiisa
3-Eedo Aamina Abubakar iyo Caruurteeda
 iyo dhamaan Reer Abubakar Cumar
waxay u hambalyeynayaan Arooska iyo aroosadda
Kor ku xusen . kuwii isku waara kala helo ubad kheyr qabo ayaan ilaah ugu baryaynaa  AAmiin.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com