Tacsi : Xaaji Cali Ciileey Oo Ku Geeriyooday Magaalada MUURI Ee Gobolka Sh/hoose

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

 

كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ‏

Allah u naxariistee Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 7.01.2015 ku geeriyooday magaalada MUURI ee gobolka Sh/hoose Xaaji Cali Ismaaciil Xasan Cali (Xaaji Cali Ciiley).

Dhammaan howlwadeenada shabakadda Markacadey.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dadka magacyadooda hoos ku qoran yihiin:

  1. Xaaji Jibriil Ismaaciil Xasan iyo Caruurtiisa
  2. Ruqiyo Ismaaciil Xasan iyo Caruurteeda
  3. Maxamed cali Ciileey iyo Caruurtiisa
  4. Anbiyo Cali Ciiley iyo Caruurteeda
  5. Xaawo Cali Ciiley iyo Caruurteeda iyo
  6. Dhammaan reer Cali Ciileey

Alle  waxaan u weydiinayaa Marxuumka inuu dembigiisa Dhaafo Qabrigiisana Allah u nuuriyo, Kitaabkiisana Ilaahay Midigta ka siiyo Caruurtii, Ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan Ilaahay ha ka siiyo, annagana gadaashiis Alle nama Fitneeyo.

 

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

2 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com