Dhageyso: Siyaasi Xuseen Gacal “Hadalka Ka Soo Yeeray Madaxweynaha K/Galbeed Waa Mid Gef Ku Ah Reer Sh/hoose”.

Madaxweynaha koonfur galbeed soomaliya shariif xasan sheikh aadan ayaa dhowaan sheegay inuu bilaabayo wada hadal u dhaxeeya beelaha ku dagaalamaya gobolka sh.hooose. Dagaalada ka socda gobolka sh.hoose ayaa waxaa ay socdaan ku dhawaad laba sano, dowlada federaalka soomaaliya ayaa ku guuldareysatay inay u hesho xal nabadeed oo waara, wararka qaar ayaa sheegaya in dowlada federaalka lafteeda ay lasafan tahay dhinac kamid ah dhinacyada ku dagaalamaya gobolka sh.hoose.

Madaxweynaha koonfur galbeed somaliya shariif xasan sheikh aadan waxaa uu maalin dhoweyd uu kulan la qaatay siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo kala jeeda beelaha ku dagaalamaya gobolka sh.hoose. Hadal kooban uu madaxweyne shariif halkaas ka jeediyay ayaa dhaliyay xasaasiyad badan , hadalka madaxweyne shariif uu madasha shirka kajeediyay ayaa siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda gobolka sh,hoose oo lasoo xiriiray shabakadda warbaahinta markacadey.com ayaa sheegay in warkaasi uu gaf ku yahay shacabka ku dhaqab gobolka sh.hoose.

Hadaba wareysi amuurtaasi ku saabsan waxaan kala yeelanay gudoomiye ku xigeenkii hore ee degmada baraawe Xuseen sh.maxamed Gacal.  Mudane Gacal ku soo dhowoow shabakadda warbaahinta markacadey.com

Halkaan ka dhageyso Wareysiga oo dhameestiran.

wareysi Gacal2

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com