Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun, Tacsi tiiraanyo leh.

Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakada Markacadey.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Allaha unaxariisto, Marxuumad Faay Kuusoow Muudey Muumin oo ku geeriyootay Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Jubada hoose.

Sidoo kale Xaaji Abuukar Ibrahim, Cali C/qaadir Adeer, Xuseen Maxamuud Xasan, Khadiijo Cali Cumar, Maceey Jimcaale, Faadumo Harqaanle iyo Faadumo Axmed waxey halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Faay Kuusoow Muudey Muumin, gaar ahaan reer Kuusoow Muudey Muumin.

Waxaanu Ilaah uga baryeynaa in uu Marxuumada Qabrigeeda u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan uu Ilaahey ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com