Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun, Tacsi tiiraanyo leh.

Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakada Markacadey.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha unaxariisto, Marxuum Xasan Ibrahim Ookar oo ku geeriyooday Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Shabeelada hoose.

Sidoo kale Cali C/qaadir Adeer, Ciise Sheekh Ismaaciil, Faadumo Maxamed Cali, Xaawo Maxamed Cumar, Shariifo Sh Cabdi Wahaab iyo Cumar Cali Axmed waxey halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xasan Ibrahim Ookar.

Waxaanu Ilaah uga baryeynaa in uu Marxuumka Qabrigiisa u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagtayna Samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com