Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun, Tacsi tiiraanyo leh.

Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun..!!

Maamulka iyo howl wadeenada shabakada markacadey.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Col. Maxamed Xasan Faarax  iyo Col. Maxamed Xuseen Adeerey, geerida naxdinta lahayd ee ku timid Xaaji Xasan Faarax”, oo ku geeriyoday Wadanka Soomaaliya.

Waxaan si gaar ah, tacsi ugu direynanaa eheladii iyo carruurtii uu ka baxay marxuumka iyo Beel Weytna Biimaal meel kastoo ay joogaan.

Sidoo kale Maamo Madiino Maxamed Cabdi Muuse oo ku hadleyso Magaca reer Muuse Barrow iyo reer Cali Guweyd waxey halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraysaa Ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xasan Faarax, Gaar ahaan Col. Maxamed Xasan Faarax iyo Col. Maxamed Xuseen Adeerey,.

Waxaan ilaah Marxuumka uga baryeynaa inuu qabrigiisa u waasiciyo kuna manneysto jannatul Firdows al aclaa, annagana ilaahay ha naga siiyo Samir iyo Iimaan.. Aamiin , Aamiin.

info@markacadey.com

info@markanews.net

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise