Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Dagaaladda ka socda gobolka Sh.Hoose.

Akhristayaasha sharaf leh ee Shabakadda markacadey.com waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka gaar ah oo ku saabsan  Dagaaladda Ka aloolsan gobolka shabeellada Hoose.  Barnaamijkaan gaarka oo ku saabsan colaadda gobolka shabeellada hoose waxaa marti noogu ah Aqoon yahanno iyo wax garad kasoo jeeda gobolka sh.hoose. Barnaamijka Waxaan diiradda ku saari doonnaa  halka ay salka ku hayaan Dagaaladda daba dheeraaday ee gobolka sh.hoose, kaalinta ay ku leedahay dowlada federaalka soomaaliya iyo halka uu xalka ku jiro.

Halkaan ka dhageyso barnaamijka oo dhameestiran.

barnaamij gaar ah

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

19 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com