Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun, Tacsi tiiraanyo leh.

Inaa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun:

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Markacadey.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Allaha unaxariisto, Marxuumad Xaajiyo Khadiijo Aawow oo ku geeriyootay Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Cali C/qaadir Adeer, Xasan Shekh Cusman Gasba iyo Xaaji Abuukar Ibrahim waxey halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Xaajiyo Khadiijo Aawow Gaar ahaan  Reer Aawow iyo Reer Maxamed Cali.

Waxaanu Ilaah uga baryeynaa in uu Marxuumada Qabrigeeda u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

2 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com