Dhageyso: wararkii ugu dambeeyay dagaaladdii manta ka dhacay Duleedka Degmooyinka Marka iyo Jannaale.

Waxaa daggan xaaladda Deegaanadii laga saaray maleeshiyaadka kusoo duulay gobolka sh.hoose iyadoo ciidamadda deeganka ay si buuxda gacanta ugu hayaan dhamaan deegaanaddi saakay ay la wareegeen. Deeganada laga saaray   waxaa ka mid ah Sagaaroole, Ceelwareegow iyo Busley Daauud ee ka kala tirsan degmooyinka Marka iyo Jannaale.

Sida uu kusoo waramaayo wariyaha Shabakadda markacadey.com ee gobolka sh.hoose, Baqdin xooggan oo soo wajahday maleeshiyadda kusoo duulay Gobolka. Waxaanajiro warar sheegaya inay isaga baxeen kaabo mooryaanta Habargidir deegaanka shalambood iyagoo u baxsaday dhanka degmooyinka buulo-mareer iyo Baraawe.

Wariyaheena Gobolka Sh/hoose Saalax Kalgacal ayaan kawareysanay xaaladda deegaanadii ay gacanta ku dhigeen ciidamadda deegaanka, waxaa jiro khasaaro naf iyo maal isugu jira oo saakay maleeshiyada Kusoo duulay gobolka sh.hoose  lagu gaarsiiyay aagaggi dagaalka  looga saaray.

Halkaan kadhageyso Wareyiha Markacadey.com saalax kalgacal oo aan ka wareysanay xaaladda deegaanadii laga saaray maleeshiyada kusoo duulay gobolka Sh.hoose.

Dhageyso

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

27 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com