Dhageyso: Wariye Saalax Kalgacal oo ka warbixnaya socdaal shaqo uu ku tagay Degmada Marka.

Xaaladda deegaannada ceel-wareegoow, shalaambood iyo jannaale ayaa aad u kacsan kadib markii  maleeshiyada kasoo duushay gobollada dhexe ku dileen dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Warar kala duban ayaa kasoo baxaya weerar ciidamadda deegaanka ay ka fuliyeen deegaanka shalambood, iyadoo ciidamada deegaanka ay dhegta dhiigga u dareen mooryaan fara badan oo dadka deegaanka ay dhibaato badan ku haayay.

Wariyaheenna salaax kalgacal oo  kormeer ku tagay deegaannada maalmahaan dilka loogu geystay dad shacab ah oo aan waxba galabsan ayaan ka wareysanay xaaladda gobolka shabeellada hoose halka ay mareyso.

Halkaan ka dhageyso wareysiga oo dhameestiran.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

8 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com