Tacsi Tiiraanyo leh: Marxuum Cali Xassan fiqi oo maanta ku geeriyooday magaaladda Baydhaba.

Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.

Goor dhawayd waxaa nagaalada Baydhaba  ee gobolka baay ku geeriyooday Cali Xassan fiqi oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qaraxii maalin dhoweyd ka dhacay magaalada Baydhaba.

Dhammaan howlwadeenada shabakadda Markacadey.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyiihi guddiga Farsamada maamulka koonfur galbeed soomaliya Ex- xildhibaan maxamed xassan fiqi iyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Xassan fiqi oo maanta ku geeriyootay magaalada Magaalada Baydhaba.

Sidoo Kale dhammaan Odayaaasha dhaqanka, xildhibaanadda, Golaha wasiirada, Ururka Dhalinyaradda LOYEl iyo saraakiisha ciidamadda deeggaanka Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyiihi guddiga Farsamada maamulka koonfur galbeed soomaliya Ex- xildhibaan maxamed xassan fiqi iyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Xassan fiqi.

Marxuumaka waxaan Rabbi SWT uga baryeynaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, anaga bacdigiisna Alle nama fitneeyo. Ehelkii iyo qaraabaddii uu ka geeriyoodayne Sabar iyo Iimaan Alle ha ka siiyo. Aamiin, aamiin.

Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

10 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com