Dhageyso: Col. Maxamed Sheekh “Waxaan Daqiiqad kasta diyaar u nahay inaan difaacno dadka iyo deegaanka Sh.Hoose.”

Taliyaha ciidamada deegaanka Col.Maxamed Sheekh wareysi gaar ah uu siiyay shabakada markacadey.com waxaa uu kaga hadlay dagaal dhowaan ay lagaleen maleeshiyada dhulboobk kawado gobolka sh.hoose.

Col.Maxamed sheikh waxaa uu sheegay in dagaal ay qeeb ka ahaayeen gaadiidka dagaalka ay leedahay dowlada soomaliya, waxaa uuna nasiib darro ku tilmaamay in maleeshiyo beeleed ay adeegsato gaadiidkii qaranka.

Taliyaha ciidamada deegaanka ayaa shacabka kasoo jeeda sh.hoose ugu baaqay inay is dajiyaan, waxaa uu sheegay inay diyaar u yihiin inay wax walba u huraan si ay u difaacaan dadka iyo deegaanka.

Wareysiga taliyaha oo dhameestiran halkaan ka dhageyso.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

20 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com