Dhageyso Wareysi Gaar ah oo ay Markacadey.com layeelatay Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Muxyidiin Maxamed Xaaji oo taabanayaa dhinacyo badan.

Muddooyinkaan dambe hadalhaynta ugu badan oo ay hadal hayaan shacabka ku dhaqan gobolka sh.hoose iyo qurba joogtaba ayaa ah odayaashii magalada muqdisho hishiis beenaad ah la galay mooryaanta kusoo duushay gobolka sh.hoose iyo maamulka koonfur galeed oo yeeshay madaxweyne.

Siyaasiyiin, waxagarad iyo saraakiil ciidan ayaa intaba ka hadlay Mowqifkooda ku aadan shirqoolka lagasoo maleegaayo magaalada muqdisho, iyagoo si diiran usoo dhoweeyay madaxweynaha cusub ee maamulka koonfur galbeed MD shariif xasan sheikh aadan.

Wareysi gaar ah oo ay shabakada markacadey.com la yeelatay Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Muxiyiidin maxamed Xaaji ayaa waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay wadahdal beenaadkii xamar ay ku yeesheen mooryaanta kusoo duushay gobolka iyo odayaal dalaaliin ah oo ay caado u noqotay inay marwalba shacabka gobolka sh.hoose dhiigooda ka ganacsadaan.

Wareysiga oo dhameestiran halkaan kadhageyso.

Dhageyso

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

3 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com