Dhageyso: M.Xasan Fiqi Oo Jawaab Kulul Siiyey Dabadhilif Abuukar Mardaadi “Mooryaanta Iyadoo La Dikrinaayo Oo Qur’aan La Akhrinaayo Looma Tagi Doono”

Maxamed Xasan fiqi oo kamid ah Masuuliyiintii gudigii farsamo ee Maamul u sameynta Gobolada koofur galbeed somaliya, oo la hadlay Radio danan ee Madaalada muqdisho ayaa ka jabaabay hanjabaadii ka soobaxday Daba dhilif mardaadi oo sheegta inuu madax u yahay maamul ay sameesteen mooryaanta kusoo duushay gobolka sh.hoose.

Fiqi ayaa sheegay in gobolka Shabeelada hoose uu yahay gobolka  ay ka soo jeedaan in ta badan ergada kusugan beydhaba taasna aan cid looga baqaqayn oo ay tagayaan.

Wareysiga oo dhameestiran halkaan ka dhageyso.

Dhageyso

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

19 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com