Dhageyso: Wareysi Gaar Ah Oo Markacadey.com Ay La Yeelatay Gudoomiyaha Degmada Lambar 50 C/laahi Waafoow

Labadii Usbuuc ee ugu dambeeyay Bulshada ku dhaqan gobolka sh.hoose Waxaa hadal hayntooda ugu badan ay ahayd odayaal dhaqameedyo ku sugan magalada muqdisho oo hishiis beenaad la galay mooryaanta kusoo duushay gobolka sh.hoose iyo maamulka koonfur galeed oo yeeshay madaxweyne.

Siyaasiyiin, waxagarad iyo saraakiil ciidan ayaa intaba ka hadlay Mowqifkooda ku aadan shirqoolka lagasoo maleegaayo magaalada muqdisho, iyagoo si diiran usoo dhoweeyay madaxweynaha cusub ee maamulka koonfur galbeed MD shariif xasan sheikh aadan.

Wariyaha markacadey.com saalax kalgacal oo booqday taliska ciidanka deegaanka ayaa waxaa uu wareysi gaar ah la yeeshay Hogaanka guud ee ciidamada deegaanka ahna gudoomiyaha Degmada Lam.50  C.llaahi waafoow.

Wareysiga aan la yeelanay Gen. waafoow waxaa uu kaga hadlay shirqoolada lagu maleegaayo magaalada muqdisho, isagoo jawaab kulul ka bixiyay hadalkii dhowaan kasoo yeeray Dabadhilif mardaadi, waaxaana uu si diiran usoo dhoweeyay maamulka koonfur galbeed iyo hogaanka cusub ee u yeeshay.

Wareysiga oo dhameestiran halkaan ka dhagayso.

Dhageyso

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

19 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com