Dhageyso: Ugaas Faarax Cabdi “Masiirka Beesha Biimaal Ma Ahan Mid Sadex Qof ay Meelaha Ku Wad-wadaayaan, Waxa Xamar Lagu Wadwado Wax Soconaayo Ma Ahan”

Ugaas Faarax cabdi oo kamid ah duubabka dhaqanka beesha biimaal ayaa waxaa uu ka hadlay hishiisyo qarsoodi ah oo maalmahan kasocday hoteelada magaalada muqdisho. Ugaas faarax oo wareysi gaar ah siiyayshabakada markacadey.com ayaa sheegay in hishiisyadaas aysan waxba kala soconin, dadka ku howln wada hadaladaasna aysan ahayn dad ay tala beesha biimaal ay ka go’i karto.

Ugaas faarax waxaa uu si cad u sheegay in xamar wax lagu dhoodhoobay aysan ka socon doonin gobolka sh.hoose, talada beeshaana aysan ka go’in shakhsiyaad hurda hoteelada magaalada muqdisho.

“Dadka hishiisyada qarsoodiga ah meelaha kuwadwada maahan dad matala beesha biimaal, anaga madirsan mana dirsan doono. Waxay soo saxiixaana waxay lamid yihiin kuwii hore loo saxiixi jiray oo aan waxba kusoo kordhin dadka iyo deegaanka.”

Wareysida oo dhameestiran Halkaan ka dhageyso wareysiga.

Dhageyso

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

4 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com