Dhageyso: Fiqi oo ka warbiixyay Baraawe oo caasimad ah iyo Marko oo ah Caasimada ganacsiga iyo dekadda ee KGS.

Gudoomiyaha gudiga maamul u sameynta maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa ka warbixiyay halka xarun u noqoneyso maamulka koonfur galbeed soomaliya. fiqi oo wareysi siiyay raido danan ayaa sheegay in caasimada maamulka koonfur galbeed loo aqoonsaday inay noqoto maagalada baraawe ee gobolka sh.hoose sida u ku xusan dastuurka maamulka koonfur galbeed soomaliya.

Maxamed xasan fiqi gudoomiyaha gudiga maamul usameynta maamulka KGS ayaa waxaa kaloo uu sheegay in maagalada marka ee xarunta gobolka sh.hoose loo aqoonsaday inay noqoto magaala madaxda 2aad iyo xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha ee maamulka koonfur galbeed.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Mudane Fiqi oo dhameestirran.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

21 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com