Dhageyso : Xarkada Shabaab oo Xaqiijisay in uu Geeriyooday Abuu Zubeyr

Xarkada Shabaabul Mujaahidiin oo ka dagaalanta Somaliya ayaa bayaan ay soo saartay waxa ay ku sheegatay inuu Geeriyooday Axmed Cabdi Godane.

Warka kasoo baxay shabaab ayaa lagu sheegay in Sheekh Mukhtaar Cabdiraxmaan Abuu Zubayr oo ku Geeriyooday Duqayn ay ku tilmaameen mid gardara ah oo lala Beegsaday Kolanyo uu la socday, shabaab ayaana magacaabay Hugaamiyaha Cusub ee badalaya Hugaankii geeriyooday oo magaciisa lagu sheegay Sh/Abii Cubeyda Axmed Cumar.

Hadaba Dhageyso Sheekh Cali Dheere oo ka hadlaya Geerida Godane.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Naftaa-quur

1 Comment

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com