Dhageyso:Gudoomiyaha Magaalada Marka oo Waraysi Xiiso Badan Siiyey Shabakada Markacadey.com

Gudoomiyaha MagaaladaMarka, Maxamed Cusmaan Cali Yariisow oo Waraysi dhinacyo badan taabana aan la yeelanay ayaa waxaa uu gaga hadlayaa Dagaaladii gardarada ahaa ee lagu qaaday qaybo ka mid ah Gobolka shabellada Hoose.

Mudane yariisow ayaa sheegay inay mar kasta ku haminayaan ku guulaysashada Dagaalada maadama ay joogaan gurigooda taasna ay ka saacidayso inaysan marnaba ka daalin dhabar jabinta Cadowga weerarka soo qaaday.

Gudoomiyaha oo aan weydiinay su’aalo dhowr oo la xiriira maamulka gobolka shabeelada Hoose ayaa waxaa uu kaga jawaabay inuu isaga waqtigan uu ku sime ka yahay Maamulka Gobolka Maadaama Gudoomiyii hore ee Siidii uu ku tilmaamay mid aan mab’da iyo hanaan siyaasadeed aan lahayn taasna ay keentay inuu garan waayo howsha Maamulka Gobolka iyo la jirka Siyaasiyiin hami siyaasadeed ka leh arimaha Gobolka shabeeada Hoose.

Hadaba waa kan waraysiga oo xiiso badan oo weliba dhinacyo badan taabanay.

yariisow

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Naftaa-quur

11 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com