Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun, Tacsi tiiraanyo leh.

Inaa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun

Maamulka iyo howl Wadeenada Shabakada Markacadey.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Allaha unaxariisto, Marxuumad Xaajiya Faadumo Maxamed Cusmaan (Gogle) oo ku geeriyootay Wadanka Sweden ee Qaarada Yurub.

Sidoo kale Siyaasiga Daahir Xaaji Boqorre waxa uu halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Xaajiya Faadumo Maxamed Cusmaan (Gogle).

Marxuumada Waxaanu Ilaah uga baryeynaa in uu Qabrigeeda u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtatay-na Samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise