Nicholas key: “Hanaanka federaalka maahan mid loogu tala galay mid dalka lagu kala qeybiyo”.

Ergayga gaarka ah ee QM ee Somalia Nicholas Key ayaa ugu baaqay hoggaamiyaasha soomaalida in ay ka faa’ideystaan hannaanka federaalka ee ka dhaqan gelay Soomalia. Mr Kay oo waraysi gar ah siiyey BBC-da ayaa waxa uu tilmaamay in habka federaalka laga dhaqangeliyey waddamo badan oo horumaray, Soomaaliya na ay hormar ka gaari karto haddii si wanaagsan looga faa’ideysto.

“Hanaanka federaalka maahan mid loogu tala galay mid dalka lagu kala qeybiyo, waxaa loogu talo galay in dalka lagu mideeyo oo  lagu xoojiyo dalka,  tusaale ahaan wadamada qaatay federaalka waa wadamada mideysan oo horumarsan sida jarmalka, kanada iyo mareykanka, maahan wadamadaan kuwo qeybsamay.” ayuu yiri Mr Kay

Hadalka MrKay ayaa kusoo aadaayo xilli Nabad diide xaad uu kasoo horjeestay Hanaanka federaalka oo ay sooomalida isku raacsan tahay beesha caalamkana ay garwadeen ka tahay. Hadalka Mr kay ayaa ah miiddgniin u ah beelaha dhulboobka yo nabad la’aanta ay caado u noqotay.

Halkan ka dhegeyso wareysiga gaarka ah ee uu mr kay ay layeelatay BBC-da.

Nagala soo xiriir:

Info@markacadey.com

Info@markanews.net

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

3 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com