Dhageyso: Faarax Cartan “Anigu waxay ila tahay in axmed diiriye iyo xasan xaad lasoo xiro”

Faarax Yaasin Cartan oo kamid ahaa Musharaxiintii isku soo Taagay Xilka Madaxtinimadda Puntland 8 Janaayo 2014 ayaa caawa  uu ka hadlay hadalada kasoo yeeraya shaqsiyaadka isku magacaaba Hogaanka Dhaqanka Hawiye. siyaasigaan ayaa dowlada ku booriyay inay umada ka qabato axmed diiriyo xasan xaad, isagoo sheegay inay dalka u horseedayaan dagaal sokeeye.

siyaasigaan ayaa ku baaqay in ciidamada dowlada laga saaro oo xilalka laga qaado saraakiishii ku duushay gobolka sh.hoose, isagoo carabaabay goobaale iyo qaafoow.

halkan ka dhageysowareysiga siyaasiga oo dhameestira.

 

Nagala soo xiriir:

Info@markacadey.com

Info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

16 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com