Dhageyso faahfaahinta dagaaladii maanta dhacay & Jabka la gaarsiiyay Maleeshiyada Xasan Culusow(wareysi aan la yeelanay wariye Saalax Kalgacal)

Ciidamada deegaanka ayaa maanta dagaalo culus oo jihooyin badan ah ku qaaday goobaha ay ka joogaan gobolka Maleeshiya beeleedka Xasan Culusow.

Dagaalka oo ahaa mid aad u qaraar ayaa ka kala dhacay, No 50, Ceel Wareegow, Gudaha Marka.

Haddaba, anagoo ku dadaaleyna inaan akhrisyaasheena u soo gudbina xaqiiqda dagaaladii maanta dhacay waxaan qadka telefanka kula xiriirnay Wariye Saalax Kalgacal oo ku sugan Gobolka.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise