Ogeysiis Muhiim ah: Savannah Universty

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Bahda jecel wax barashda in Jaamacad laga furay Magaalada Marka taas oo lagu magacaabo Savannah Universty.

waxaa loogu bishaaraynaa Ardayda jecel Wax barashada in Jaamcada Savannah ay idin Diyaarisay Kuliyado kala Duwan sida:

– kuliyada Caafimaadka oo qaybo kala duwan leh.

-Kuliyada Dhaqaalaha iyo Maamulka.

-kuliyda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha.

-Kuliyada Sharciga iyo Qaanuunka.

-Kuiyada Saxaafada iyo siyaasada.

iyo kuliyado kala Duwan

Jaamacada waxay Bixinaysaa shahaadooyinka kala ah-

Bachelor, Master iyo PHD.

iyadoo Bachka aaad ku qaadan doonto mudo Sedax sano ah, sidoo kale jaamacada waxay Ugu bishaaraynaysaa in Simistar walba ay qaadan doonto.

waxaana jaamacada casharo ka bixin doona Maclimiin Aqoon durugsan u leh  Bixinta Casharada.

wixii faah faahin dheeraad ah fadlan kala xiriir Taleefanada kala ah : 252615942328 ama 252616457243.

Nagala soo xirrir.

info@markacadey.com

info@markanews.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

author

author

2 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com