Dhageyso Wareysi Aan La Yeelanay Taliyaha Ciidamada Deegaanka Gobolka Sh.Hoose

DSC00685Waxaa maanta  inoo suura gashay inaan wareysi gaar ah la yeelano Sareeyo guuto Maxamed Sheeq Xuseen Adeerey oo ah taliyaha ciidamada deegaanka ee  ka howlgala inta u dhaxeysa Muuri ilaa Shalaambood.Isagoo ku sugan taliska ciidamada deegaanka uu ku leeyahay degmada Marka. Sareeye Guuto Adeerey oo faahfaahin ka bixiyay amniga gobolka siduu ahaa inta aan la dhisin ciidamada deegaanka iyo sida uu hada yahay.

Waxaa u xusay taliyaha in marwalba ciidamada kulabisan dareeska dowlada ay shacabka dhibaateeyaan meel walba ay ka joogaan gobolka, isagoo sheegay in taliskiisa uu diyaar uyahay inuu ka hortago falkasta oo amniga gobolka wax u dhimaayo.

Wareysiga oo dhameestiran halkaan ka dhageyso.

Nagalasoo xiriir:

Info@markacadey.com

Info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

author

author

19 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com