Dhageyso wareysi siyaasi Yusuf Cali boore oo aan ka wareysanay kulankii maanta ay laqaateen M/kuxigeenka koornfur galbeed somaaliya.

Markii uu soo gabagabooobay kulankii dhaxmaray wafdiga uu hogaaminaayo M/kuxigeenka koonfurgalbeed mudane fiqi iyo waxgaradka iyo siyaasiyiinta gobolka sh.hoose, waxaa inoo suura gashay inaan wareysi la yeelano siyaasi kamid ah siyaasiyiintii kulanka ka qeeb galay. yuusuf cali boore oo ah siyaasi u dhuun daloola arimaha maamul goboleedyada kajira dalka ayaa uga waramay shabakada marka cadey.com kulankii ay la yeesheen wafdigii kasocday maamulka koonfur galbeed somalia.

Wareysiga oo dhameestiran hoos ka dhageyso.

 

Nagala soo xiriir:

Info@markacadey.com

Info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise