Tacsi: Marxuum Col. Xuseen Macallin Ridaaye oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Inaa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Markacadey.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha unaxariisto, Marxuum Col. Xuseen Macallin Ridaaye oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Ciise Sheekh Ismaaciil (Baaba Ciise) waxa uu halkaan Tacsi tiiraanyo leh  uga dirayaa Ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xuseen Riyaade Gaar ahaan  Xaaskiisa habar Salaado iyo ilmihiisa Faadumo Xuseen, Caasho Xuseen iyo Mikaa’ iil Xuseen

Allaha unaxariisto, Marxuum Col. Xuseen Macallin Ridaaye oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho wuxuu ka tirsanaa Saraakiisha ciidanka Badda Soomaaliyeed ee Dowladdii dhexe ee burburtay, kana soo qeybqaatay halgankii beesha Biimaal ee labaatankii sano ugu danbeeyey, horayna uga tirsanaa odayaashii dhaqanka ee beesha Biimaal ee Xamar ku noolaa inta uusan dhicin burburka Dowlada .

Waxaanu Ilaah uga baryeynaa in uu Marxuumka Qabrigiisa u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu  ka tagayna Samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.

 

 

 

info@markanews.net/info@markacadey.com

 

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com