Home / Wararka / Maamulka Madoobe Nuunow oo rajo ka qaba in aqoonsi ka helo Muqdisho

Maamulka Madoobe Nuunow oo rajo ka qaba in aqoonsi ka helo Muqdisho

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Madoobe Nuunow ee lixda gobol ayaa sheegay in ay wadahadalo kula jiraan xukuumadda Xasan Sheekh.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa intaa ku daray in wadahadalada ay kula jiraan xukuumadda Muqdisho ay meel fiican marayaan, ayna rajeynayaan in mar dhow la aqoonsado.

Maxamuud Sayid ayaa carabka ku adkeeyay in aqoonsiga ay ka filayaan Xukuumada dhexe ay tahay xuquuq ay ku leeyihiin xukuumada dhexe.

Madaxwene ku xigeenka Maamulka 6-da gobol ayaa dhinaca kale sheegay in guulo mihim ah ay soo hoyiyeen mudadii gaabneyd ee maamulkooda jiray, ayna soo dhiseen golaha wasiirada,haddana uu isfaham dhow dhex maray xukuumada Muqdisho.

Maamulka 6-da gobol ayaa ah garab ka mid ah garabyada maamulka koonfur galbeed oo aan teegeero ka heysan dhammaan beelaha dega Koonfur Galbeed soomaliya.

About author

author

6 comments

  1. kkkkkkkkk af lee ahaa waxas iyo niiyad isku dhiis

    Biimal hada nahay 3gobol S/HOOSE – BAY .BAGOL a la jiirna aderyaloow Biimal meelo la jiira lee socone wale

  2. Ha ha ha ha ha biimaaloow taageero malagaa rabo meesha Qab yaalad baat wadaa waxba kaama galin 6 iyo 3 gobal taageero kaama rabaan gobalka dadkii ku soo dajiyay waat ogtahay ayagaa kuu haayo hogaanka waxay kuu keenan qaado dhaxda xaku dhumin ayaan ku leeyahay

  3. Reer afgooye adiga habergidir ayaa 4 kuguqabte marka hore iska soo fur

  4. @ Afgooye

    Waxaad tahaa Habargidir iska dhigaayo reer afgooye.

    dhulka shabeelaha hoose badankiisa waxaa dego biimaal maxamed waxaa soo raaco beelaha digil. reer afgooye waa yaqaaniin biimaal maxamed.

    habargidir iyo mirifle wax u yaalo ma ahan shabeelaha hoose

  5. badankisa biimaal aya dago kulaha…….. warkina aya batey baryahan wana laidin barakicin dona warka badan hada joji waysan galadi dhankina kabilawa anagana waa idin garab taganahay maxa yeley waxa islanahay digil bagadi garre jiido tunni dhulina biiimaal xun yusan sheganin akhlaq malahn gorme xerkas garten dhulkena ina shegatan habrgidr meel ku labato ayey ledahay lkn idinkahaku dayanina dadka badan iyo daadba weyku qadan

  6. biimalow meel ku toos waadwareerteene hadiiba digil iyomirifle oo isku dhaqantihiinaaddhaliisheen ma n0 kontoniyo dhexdaannmaadrabtiin ineey habaarineey idinku burbursato waxaala idinkaaga baqayaba waa miriflaha dabka ka kulul oohabirgedir maalin cad kun qof kaga dileenbaydhabo oosidey u ersanayeen afgooye agteeda uga harey ee kaalaya waan idin jecel nahaye walaalihiina soo raaca. dhexda waa lagu dhumaaye.kkkkkkkkuwa 3 dana waawalaalaha 6 bari ayaad arkeysaa iyagoogacmahais haysta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top