Home / Wararka / Dhageyso: Gudoomiye C/llaahi Waafoow oo Ka Hadlay dhibaatooyin lagu hayo Shacabka Ku Safra inta U dhaxeysa Afgooye iyo Laanta Buure

Dhageyso: Gudoomiye C/llaahi Waafoow oo Ka Hadlay dhibaatooyin lagu hayo Shacabka Ku Safra inta U dhaxeysa Afgooye iyo Laanta Buure

Gudoomiyaha degmada Lambar Kontan Cabdulaahi Cali Axmed Waafow ayaa wuxa uu sheegay in Maleeshiyada Dowladda ay dhib ku hayaan shacabka ku safra inta u dhaxeysa Afgooye iyo Laanta Buure .

Mr. Waafoow ayaa sheegay in Maleeshiyada Dowlada ay Baabuur kala dageen Hooyo iyo Labo gabdhood ay dhashay kadibna ay Kufsi kula dhaqaaqeen, waxaa uu sheegay Maamada iyo gabdhaheed ay ka yimaadeen Magaalada Muqdisho.

Wuxuu dhaliil ujeediyay Wasaaradaha Amniga iyo Gudaha oo ka gaabiyay wax ka qabashada falalka ay geysanayaan maleeshiyaadka dowladda.

Gudoomiye Cabdullaahi Waafow ayaa sidoo kale ka hadlay halka ay ku danbeysay dadkii lagu laayay masjid ku yaala Deegaanka Muuri.

info@markacadey.com
info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About Editor

Editor

5 comments

  1. Wiilkii Jarratti

    Gudoomiye Waafow waxaad qabatay shaqo wanaagsan intaad xukanka aad haysay, laaakiin waxaad u baahantahay talo.

    Habargidir Illaah kama cabsatee, waxay ka cabsataa xoog bini’aaadan. Haddaba, waa inaad isku dubojridaa xoog halmar weereer ku qaado ciidamada dowlada ee joogo muuri. Waxaan la soconaa gurwalbo oo biyomaal leeyahay maanta waxaa yaalo Qori Aake ah, waana la heli karaa ilaa 500 will oo Biyomaal ah oo weerar ku qaado ciidamadaas fadhiyo muuri.

    Haddii aysan Habargidir shartaada arkin waligeed kuma dhaafayso, ee sidaa la socda.

  2. wiil jarati ina adeer waad mahadsantahay laakiin arinku ma aha dagaal halmar laqaado kadibna lagasoonoqdo ee waxaa weeyaan in laxoojiyo ciidamada u dhashay gobolka sh hoose si ay awood ugu yeeshaan in ay cadowga kadifaacaan dadkooda iyo deegaankooda cabdulaahi cali waafoow wuusamayn karaa in uu weeraro laakiin siyaasadu way kaqodo dheertahay weerar halmar ah waad lasocotaa wixii dagaalo dhexmaray moooryaanta habargidir iyo ciidamada xaq udirka biimaal waan lasocdaa in dad masaajid kucibaadaysanaya iyo odayaal musaafur ah la inaga xasuuqay taana waxaa loobahanyahay samir iyo adkaysi hada waxaa socda kacdoon iyo diyaar garoow waxaad arki doontaa iyada ookuwa noocaas ah cagta lamariyay shaki kumajiro haduu allah idmo in loo aari doono oo meel kasata looga dabatagi doono kuwii falkaas fulaynimada ah kuxasuuqay shacabkeena waxaad arki doonta iyada oo deegaanadeena laga waayi dooyo mooryaan qori wata insha alaah ee hadagdagin

    • Wiilkii Jarratti

      Aniga waxaan u arkaa in nimanka habargidir ay muuri fadhiyaan iyo meela u dhawdhaw ayagoo ciidamo ah in weerar iyo ugaasi joogto ah sidii kooxaha la dagaalamaya dawladda. Tana waxay xadidi lahayd dhaqdhaqaaqooda, safarada jidka maraayana waxay heli lahaayeen amaan joogta ah.

      Arrintan si aan u fuliyo waxaan u baahanahay ilaa boqol wiil oo habeen iyo maalinba is badbadela si loo joogteeyo weerarada lagu hayo mooriyaanta habargidir.

      Midda kale, ciidama afrikaan ah ee joogo shabeelaha hoose ayaan u geenlahaa ashtoka oo tusi lahaa waxyaabaha ay mooriyaanta ay ku sameeyeen dadka degaanka ah. Taasna waxay noqon lahayd qiil dagaalada aan ku qaado moriyaanta habargidir.

      War waxa aan aniga imaraynin waxaa weeye, jabhadii ogaadeen oo dawladii Siyaad Barre ay dhinac taagan tahay ayaan geesaha dhulka u soo dhignay, ma jaabajaabada habargidir oo wadno lagu gagaalamo lahayn ayaa dadkayga qaarna masjid gudihiisa qaarna kalena numaber 50 korkeeda lagu dilayaa. Bal fiir, gabdhahana harcad baabuur inay kala dagaan ku faraxumaynaya wadada dhaxdeeda. Biyomaal oo dhan naar ayay galayaan haddii arrintan ay sii socoto.

      Haddaba, xalkayga waxaa weeye, dagaal joogto ah oo ku qasbo ciidamada habargidir inay ka soo bixin xeradooda ugu dambayntiina ku qasba inay guuraan.

  3. Waxan ubaahanahay inan garab istagno gudomiyaha waafoow si laiskaga dhiciyo mooryantan

  4. Waa Rageedii, Shabeelaha Hoose haday heli lahayd 10 shakhsi oo C/laahi Waafow oo kale ah waxaa xaqiiqo ah in laga waalaan lahaa Gobolka iska daaye xitaa cida ku abtirsata laga carari lahaa, ILLAAHAY Garabkaaga ha galo Waafow nin jira ayaad tahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top