Home / Wararka / Daawo:Tusaale kale oo cadeynaya Qabyaalada gaamurtay ee howl-wadeenada Raadiyaha & Tv-ga Dowladda

Daawo:Tusaale kale oo cadeynaya Qabyaalada gaamurtay ee howl-wadeenada Raadiyaha & Tv-ga Dowladda

Waa gabar Soomaliyeed oo dhalinyaro ah, oo laga kaxeystay gurigooda iyadoo ku dhex jirta waalidkeed iyo walaalaheed, haddana si arxan daro ah loo dilay, waa fal  ay tahay in qof walba oo bani’aadam ah in uu aad uga xumaado,u cambaareeyo, qalbigana u jilciyo qoyskii iyo eheladii ay ka tagtay.

Waana fal cambaareyntiisa iyo ka xumaanshihiisa aysan ku xirneyn Qabiil,Diin, Dal iyo dhaqan, oo qof walba oo ku abtirsada qoyska Xaawa iyo Aadam hadii ay ku dhacdo ay tahay in la cambaareeyo.

Sidoo kale, Xumaanta falkan iyo in la sabarsiiyo ehelkii ay ka dhalatay kuma xirna dambi kale oo laga galay qof kale, waxaan ula jeedaa marna ma aha inaan niraahdo gabadhan sida loo dilay oo kale gabdho iyo wiilal badan oo soomaliyeed ayaa loo dilay, oo aan fududeysano dilkaas waxashnimada ah.

Laakiin haddana markaan dhanka kale ka eegno Warbixintan hoose ee ka hadlaysa qaabka loo dilay gabadhaas, waxaa kaaga soo baxaya in qaabka uu wariyahan iyo madaxda soo dirsatay ay uga hadlayaan dhacdadan ku dhacday qoyskan Soomaaliyeed ay tahay mid qabyaaladeysan, ayna u adeegsanayaan warbaahinta Qaranka in ay u kala eexdaan Soomalida, dhabaatada qaar ku dhacdayna ay ka dhigayaan mid mudan in si gaar ah ahmiyad loo siiyo, tan ku dhacday kuwa kalena ay iska caadi tahay.

Dilka Gabadhaas kadib, Wasiirka warfaafinta waxa uu shir deg deg ah isugu yeeray dhamaan madaxda waaxaha kala gedisan ee Wasaarada warfaafinta, wuxuuna ku amray in Wariyaal gaar ah ay kaamirooyinkooda xir xirtaan, una baqoolaan goobta lagu dilay gabadhaas, warbixin jirka la dubaaxiyana ay ka diyaariyaan laakiin nasiib daro markii 8 oday dhaqameed dharaar cad si waxashnimo ah loo dilay wasiirka warfaafinta Mustaf Dhuxulow wax shir ah isuguma yeerin agaasimayaasha waaxaha kala gedisan ee wasaarada!!!.

Falka arxandarida ah ee lagu dilay gabadhaas kadib, Mustafa Dhuxulow waxa uu sheegay in Madaxda dowladda uu ku wargeliyay, ayna “go ahead” ama waa idman tahay ay dhaheen, laakiin Markii 8 Oday dhaqameed la dilay Wasiirka nooma sheegin in madxda dowladda uu ku wargeliyay iyo jawaabtooda in ay ahayd “ go ahead” ama “it is redline” oo ah waa khad gaduudan, ee arintaas faraha kala bax.

Wasiirka waxa uu kula dardaarmay Shaqaalihiisa in howsha dilka gabadhaas ay si wadanimo iyo qaranimo ku jirto loo qabto, haddaba su’aasha is weydiinta mudan ayaa ah in Raadiyaha iyo Tv-ga dowladda ay ka hadlaan Odaydhaqameedka 8 ahaa ee la dilay iyo 5 qof oo masaajid ku jira oo la dilay howl qaran ma aha miyaa?!, mise howl qaran iyo wadaniyada uu sheegayo waxa uu ula jeedaa mida quseysa beesha Muqdisho kaliya!!!

Waxa sidoo kale wasiirka sheegay in sababta kooxda wariyaasha ah ee gaarka ah uu ugu dirayo dilka gabadhaas ay tahay in ay dadka soomaliyeed ogaadaan in dowladda ay ku daba jirto kuwa dambiilayaasha ah ee dhibaateyna, har iyo habeen u taagan tahay.Haddaba, dadka ay dowladda har iyo habeen u taagan tahay ma ku jiraan miyaa dadka Sh.Hoose, oo odayaashooda iyo culimadooda masaajidyada lagu dhex dilayo, ma loo qaadan karaa in qaamuuskiisa aysan dadka Sh.Hoose ugu  jirin in ay yihiin dadka ay xukuumadiisa matasho!. Sidoo kale, kuwa dilka Odayaasha geystay ma aha miyaa dambiilayaal ay tahay in ay dowladda ku daba taagnaato, mise waxaa run ah in ay ka tirsanaayeen ciidamada dowladda oo “howlo qaran” ay soo fuliyeen!!.

Wariye Cabdicasiis Afrika iyo wasiir Dhuxulow waxa ay ku sheegeen dilka gabadhaas mid ka gedisan falalka kale ee dhaca, ma waxay ula jeedaan, gabadha la dilay 23 sano jir dhakhtarad ah ayey ahayd, Odayaashana 60 jiro lugtooda aakhiro u raaracdo ayey ahaayeen, mise waxa uu ula jeedaa Gabadha la dilay beesha ku xoogan dowladda ayey ka soo jeedaa, kuwa kalena kama soo jeedaan!.

Cabdulcasiis Afrika marka uu ka hadlayey qaabka gabadha loo dilay waxaad moodaa in uusan waxba hambeyn, laakiin dhinaca kale, in warbixin gaar ah uu ka diyaariyo iska daaye, qeyb yar xitaa kagama hadal wararka iyo baraamijyada warbaahinta dowladda dilka loo geystay Odayaashaas iyo 5tii qof kale ee lagu dhex dilay masaajidka.

Ma ogtahay akhristow, in wariyaasha Tv-ga iyo idaacada dowladda ee warbixintan diyaariyay ay horey No 50 markii ay gubeen Maleeshiyada Goobaale iyo Qaafow ay cajal video- ah ka soo duubeen laakiin markii la keenay Muqdisho ay Cabdulcasiis iyo kooxdiisa ee hadda wadaniyada iyo soomalinimada ku andacoonaya ay meel iska dhigeen, kadibna ay u direen mid ka mid ah website-yada lagu aflagaadeeyo dadka Sh.Hoose oo ilaa hadda loo adeegsado in shucuurtooda lagu dhaawaco.

Hadii Cabdulcasiis Afrika uu warbixintiisa hoose arimo badan ku qariyay si uu u ilaaliyo damiirka ehelka gabadha sida arxan darida loo dilay, maxay u ilaalin waayeen ugu yaraan damiirka Ehelada reer Lambar 50, iskaba daayee in ay hal warbixin ka soo diyaariyaan?.

Allaha u naxariisto Nafiso Cusmaan Salaad, Odaydhaqameedyadii Sh.Hoose iyo qof walab oo soomali ama bani’aadam ah oo gacan ka gardaran ay dishay, noocey doonto ha ahaatee.. Amiin yaa rabi.

Tafatiraha markacadey.com

nagala soo xiriir:

info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markacadey.com

info@markanews.net

About author

author

8 comments

  1. Aad ayan uga xumahay waxa la dilo malin walbo sanad walbo wa dad Uqoran dil marka mana laga ilalin karo marka xigta marka cade idinka qabiil aya lafaha idinka galay wlhi dadka waxa lisku daya xalka hade midan fuded unoqo tay idinka ina baxdan so radiyo ilen biyamaal awod ayu leyahy aya malin walbo kuso qortan mesha wax uma jedi hasha iyada wax qanii neso iyada ayana cabadeso marka dagax mel dhaw dhawaq mel dheer marka tan waxan is dhihi kara wa arin qabiil qoralka mesha so dhigten odayasha alle ha unaxaristo dhaman inta muslim ah lkn ka rebo war bixin dad diyariyay ama tv ina kuso qadatan ilen dad yar idinka aya alle idinka dhigay marki wadanka laqeb sana yay awodka xage jirten ilen dir mise biyamaal maba jirin talyania aya ladagala nay mantana dhulkena ayan tugena xage isla maran he mel isla ma maran hadalkas wadanka waxba kama tihin mana kanoqon dontin hadi Aad sidan ku socotan dir wax ah ama biyamaal wax kaso noqday isheg dalka waxa dalka iska leh waa H/wiye sidaas ula soco darood wad aragta malin cad ayuu kenya xeradisa galay aso besha calamka wax wedisana yo kenya vs ethiobia inta kle waxa mamulka uhayo wa hawiyo waxo san rabin masoco nayan ogada oday iskaba daay warkisa kuwa dhiman hala xafido ama cala calka iska daya bis war bixintan qari ama ha qarinin we ku anfacesa ilen adu qabiil kudilay jahil nimada saxafada kailali ayan ku leyahy aniga walige war bixin da diyar saday ha isku dayin ina war bixin kle qabiil ahan ku radiso

    • Wiilkii Jarratti

      Waryaa dagaal-doon, marka hore waxaad aadaa Iskuul oo baro sida wax loo qoro. Runtii, lama aqrinkaro lamana fahmi karo waxa aad qortay, daba madoobe.

      Wax la yiraahdo Dawlad ma jirto ee waa dowkad Hawiye oo uu hogaamiyo madaxeyne hawiye oo jilicsan sidii la filaayeyba!

      Waryaa, Habargidir waxay ku duushay Bay & Bokool waana lagu soo jebiyey. Waxaa ku duusheen Jubadda Hoose waad ku soo jabteen. Waxaa ku duusheen Hiiraan waa la’idin ku soo jebiyey. Cabdullhi Yuusufna xamar ayuu ku burburiyey kaarihii xabashida. Ugu bambayntii waxaad ku duusheen Shabeelaha Hoose oo wali dhaawacii kaa gaaray dhabarka adoo sii cararaayo kaama boqsan. Haddaba, guusha aad ku faanayso iyo xoogga aad is bidayso waa midkee?

      Tankle, waryaa idinkoo Daaroow idin gumaysto waa tii aan idin caawinay si aad gumaysiga ooga baxdaan maantana intaad maleeshiyo Habargidir ah dhar ciidan u geliseen ayaad leedihii waa ciidamo qaran. Hadday ciidamo yihiin suga amaanka Xamar ama Gaalkacyo oo hadda Majeerteen la wareegi rabo.

      Waxaan ku soo gaba gabeenayaa warkayga, Biyomaal wuxuu difaacay Talyaanigii rabay inuu dalka gumaysto. Maantana wuxuu difaacay mooriyaantii rabtay inay isbaaro ku noolaato. Tabadan arrimoodba waxaa marqaati nooga ah soomaali oo dhan, taasna waa sharaf!

  2. war ma dir baa gaartaa mise taariiqda uu biimaal leeyahay baadleedahay sheeg abl taariiqda aad leedahay in aad dhiicilha kufsataan iyo habraha ad masaakiinta ah dishaan maahee maxaa kaloo heesaa ii sheeg meesha ahwiye awood ku leeyahay bariis boosaaso laag keenay baa jalalaqsi laag cunaa halkee maamushaa dir ileen waa dowlado socdee amisom kaa ah wadanka yaa amisom ak ah ii sheeg bal waxa kua qli tahay kuwi uu ceydiid sooxaabiyey ee ku daadiyey sarahi african vilage i sheeg kuwa kaa saaray yey yihin ilaa ksimaayo ilaa xaradheere hal nin oo isaaq ah oo aan xataa cidisa dhameen jufo habargidir ak tirsan baa odayaashina kasoo tarxiilay baarawe oo uu xasan dahir ugu horeeyo adeer xamar la joog bootada iyo faanka waa al is bartay lama joogo xiligi habraha isbaaraad loo dhigan jiray darood marki ugu danbeesay adiag ayuu ku qixiyey ooo ceelasha biyaha qaxooti kaaga dhigay mother fucker aqli xun aqligi dameeraha waad leedahay kula ya

  3. dagaal doon ilaahay gaf wuu kaa yeer siiyaa laakiin kaagama tago horta waxaad u egtahay tuug habargidir ah oo laga adkaaday ee waxba magaca hawi hakugabanin anigu hawiye kuu caayi maayo doqonoow dagaaladii biimaal iyo habargidi dhexmaray soow tii lagaaga adkaaday ma aha adigoo wilba ciidamadii dawlada iyo hubkii dawlada wata markii lagujabiyay miyuusan qaafoow oo ciidamo abgaal ubadan wata dagaalka soo galin 6otikniko ah ayuu waafoo dagaalka soogaliyay markuu waxba qaadi waayay ayay dawladkusheetu tiri xabada halajoojiyo ciidamadana halakala qaado maxaad umalayn lahayd hubka aad wadatay iyo 6otikniko ah haduu biimaal wadan lahaa way iskacadahay biimaal 7maalmood ayuu u babacdhigayay waxaas oo ciidamo dawladeed ah oo kuhubaysan 6otikniko ah iyo wax alaalay iyowixii hub ahaa ee caalamku ugudeeqay dawladkusheegta uu madaxda kayahay culusoow adigu halsaac ma aadan hortaagnaateen ee caga ha ayaad wax kadayilahayd oo waad iskacarari lahay wxaa lagayaabaa biimaal oo aad uhubaysan oo wata tikniko aad u farabadan in uu ilaahay kaa horkeeno ilaahayna uu gamcahooda ku ciqaabo uuna kutusiyo tabar yaridaada iyo daciifnimadaada anagu hadaanu nahay beesha biimaal waanu ognahay habargidir waxa aytahay oo mudo halsano ah ayaanu maalin walba eryanaynay ilaa ay kuwaalatay waryaa hawiye ah hada ogoow hawiyaha aad sheegaysid dir oo afar loo qaybiyay qayb kamid ah madhama fulaygii ina mmoyaan guriceeloow ma waxaad kufaanaysaa odayaal iyo caruur aad masaajidka kulaysay situuga nimo ah dabadeed aad carartay taasi waxay natusinaysaa daciifnimadaada iyo dadnimaxumidaada gunnimadaada iyo fulaynimadada ee nin rag ah hadaad tahay banaanka iskeen adeer biimaal taariikhdiisa jamacadaha aduunka ayaa lagu dhigaa waydii talyaaniga ama rer yurub ee iisheeg taariikhda aad leedahay ee kahoraysay 1991dii

  4. @ Dagaal Doon
    Waxaad tahay saqajaan H/gidir ah, maxaad halkaan ka soo doontay? orod oo u tag kuwa maamulo radio habargidir ama radio muqdisho, meeshaan yaan maraqa lagaa cabinee ka roor wasqaanyahow.

  5. CAAYDA WAA CEEB WAXAA AAD KALA TABANEYSA WAA QALAD AAN LAGU HESHIININ QOFKI DAGAAL AMA DACWAD QABO HA, AADA DOWLADA GOBALEEDKA 6DA GOBAL KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA XAL NINKII RABOOW WAA KUU DIYAAR XUMAAN IYO XABAD KII RAOOW WAA KUU DIYAAR

  6. Dagaal doon.. magacad wadatid ayad ku qacli tahay hawiye way dhamaden 24 sano xabad isbaaro dagaal ay ku jiren Dir na dal dhisid somaliland iyo djabuti dowlad caadil ah ayaa ka jirta weliba shacabkoda nabad ku nool dowlada hawiye muqdisho maaalin weliba qarax iyo dhimasho iyo dhawac Amisson kor ka ilaalinayo midass miyad ku faaneysaa dhaxdiina is cunayo sida waraabihii ee dh. Hoose wa dhul Dir tug bad tahee aad gobolada dhaxe mesha aad kasoo hayaantay ….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top