Home / Wararka / Ma laga yaaba in Xasan Sheekh isku qoslo hadii uu Cajalkan daawado?!

Ma laga yaaba in Xasan Sheekh isku qoslo hadii uu Cajalkan daawado?!

Waxaan hubaa in hadii Xasan Sheekh uu daawado cajalkan gaaban ee ay ka muuqdaan hadalada uu ka sheegay kulan uu la qaatay Soomalida Nairobi in uu isaga xitaa naftiisa ku qosli lahaa, waayo waxa uu ka cabanayaa qabyaalad, oo uu ku eedeynayaa in aqoonyahana soomalida ay yihiin kuwo qabyaalada madax martay , laakiin qabyaalada uu dadka kale ku eedeynayo mid ka xun, oo banaanka taala asiga ayaa ku dhaqmaya.

Waan hubaa Xasan Sheekh in daacadnimo daridiisa iyo sida uu warkiisa iyo ficilkiisa isaga horimaanayaan uu isku qosli lahaa hadii si caqli ku jiro uu u daawan lahaa cajalkan, kadibna uu xasuusan lahaa in kaabo mooriyaan u dhalatay beeshiisa uu jagooyin janaraalo ah ku taxay, una magacaabay dhamaan qeybaha kala gedisan ee hogaanka ciidamada, iyo in la taliyaashiisa dhamaantood ay beeshiisa yihiin.

Xasan Sheekh dad kale ma eedeyn lahayn hadii uu ogaan lahaa in shaqaalaha ka shaqeeya Xafiiskiisa madaxtooyada ay beeshiisa oo miiran yihiin, xitaa Agaasimihii hore inta uu ka qaaday uu wiilkiisa uu abtiga u yahay u dhiibay, Haddaba, hadii Xasan Sheekh Wadani yahay oo uusan qabyaalad aqoon ma soomalida dhexdeeda ayuu ka waayay aqoonyahan noqda agaasimaha madxtooyada oo aan wiilkiisa ka ahayn!.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About author

author

One comment

  1. Xasan Culusow waad fashilantay ee meesha banee mise weli dhaqaale urursi ayaa kuu haray,shacabka Somaaliyeed waa kadaaleen maamul xumidaada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top