Home / Wararka / Kulan looga Hadlayey Amaanka Gobolka Shabeelada Hoose oo Maanta ka dhcay Deegaanka Hareerlay.

Kulan looga Hadlayey Amaanka Gobolka Shabeelada Hoose oo Maanta ka dhcay Deegaanka Hareerlay.

Waxaa maanta gelinkii hore kuqabsoomay Deeganka Hareeraley ee Degmada Numbar 50  kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta Degaanka, saraakiisha ciidanka Deegaanka, Odayaasha dhaqanka, Bulshada rayidka iyo ururada dhalinyarada.

Mas’uuliyiintii kulankaasi ka qeebgalay waxaa kamid ahaa Gudomiyaha degmada Marka Maxamed CusmaanCali yariisoow, Gudoomiyaha Degmada Jannaale, Gudoomiyaha Degmada Nambar50 oo kulanka marti geliyay laguna qabtay mid ka mid Deegaanada hoos yimaada Degmadiisa kaas oo lagu magacaabo Hareeralay sido kale waxaa kulanka qayb agalay  Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada LOYAL, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka sh.hoose.

Kulankaan oo qaatay saacado badan ayaa waxaa warbixin looga dhageystay Saraakiisha  Ciidamada Amaanka u qaabilsan degmooyinka marka, jannaale iyo Numbar 50, iyagoo so bandhigay kiisas badan oo ay wax uga qabteen Amniga Gobolka, saraakiisha oo warbixintooda ku sheegay in Ciidamada militariga dowlada oo u abaabulan qaab beeleed inay geestaan falalka amnidarada ee ka dhaca gobolka iyagoo dhac u geesto gaadiidka ku safra wadada isku xirta marka iyo afgooye.

Saraakisha amaanka Waxaa aybadaln qaadeen inay wax badan ka qaban doonaan falalka amnidarada ay geysanayaan ciidamada militariga ee u abaabulan qab beeleed.

Sidoo kale waxa ka hadlay gudoomiyaasha sadaxda Degmo oo iyagana balan qaaday inay ka Maamul ahaan wax weyn ka qaban doonaan falalka amnidarada kadhaca guud ahaan gobalka sh.hoose.

Sidoo kale kulanka waxaa warbixin looga dhageystay taliyaha dugsiga tababarka ciidanka ceel-jalle, ciidanka uu dhawaan tababarka u furmay iyo kuwii ka qalin jebiyay dugsiga, taliyaha ayaa aad u amaanay ciidanka midowga afrika ee AMISOM oo gacan weyn ka geesta sidii gobolka u yeelan lahaa ciidamo hanta amniga gobalka, waxaana uu xaqiijiyay inay dhowrjeer ay soo gaarsiiyeen ciidamada waxyabaaha agab military ayna marwalba diyaar u yihiin inay soo gaarsiiyaan wixii ay u baahdaan.

Klanka oo qaatay saacado badan ayaa dhamaaan dadkii kazoo qayb galay waxay isl af garteen inay ka hortagan Duulan kasta oo kaga imanaya kooxa kasoo horjeeda Amaanka Deegaanada ay gacanta ku haayaan Ciidamada Deegaanka.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About author

author

12 comments

  1. maasha alaah iminkana waxaan sugeynaa in uu kulan kan kabalaaran lagu qabto KAYTOOY oo kucaan baxday halkudhiga “KAYTOO KULANKA BIYOMAAL” waa taariiq lama ilowaan ah, meelahaas oo kale waxaa wanaagsan in lagusoo xasuusto gesiyaalkii hore ee beesha oo magaca aan maanta wadano sharafteeda nafsadooda usoo huray lagana hadlo taariiqdii hore eee geesiyaasha adkeysiga badan ee aan weligooda quusan.

  2. mansha allah walaahi markasta oo aan arko ama aam maqlo geesiyaasha magacyadooda sida g/ c/lahi ahamed waafoow iyo haliyeyga qaaliga ah maxmed osmaan yariisow iyo haliyeyga kale maxmed idris waxa i galeyso inaan ka so luweeyo nairobi to gobalka sh/hoose guuleysta oo ha jabaan kow ka xun xoriyadaeena iyo dadnimada waafow iyo geesiyaasha kale hawiye futu madow walle waad ku baa baaysaan markasta oo aad duulaan ku soo hawaysataan deeganada beelah biimaal ama ba direed ilove any time waafow iyo geesiyaasha biimaal iyo dir inta ba

  3. waa guul illahay baan uga mahad Celineynaa

  4. Wiil cumar jaamac

    Nabad gelyadiina iyo midnimadiina ku da,daala beelasha kasoo jeeda gobolka shabeelada hose ee qurbaha ama gudaha jooga ku da,daala inaad maalgashi ku sameesataan gobolkiina iyo deegaanadiina ee iska ilooba inaad maal gashi ku sameesaan ama aad guryo ka dhisataan deegaan ayni laheen ee dantiina garta dowlada taagta daran ee ka jirto muqdisho waxaad ku leedihiin miisaaniyad dhaqaale ee waxaana u xilsaaran inay idin soo dhiciyaan xilibaanada lahaystayaalka ah ee muqdisho joogo ee howsha waa sidaa.

  5. Masha Allah wan guleysanay inta dhimana wey dhaman donan insha Allah faracii masiixu dijaal wan so afjari donaa gor dhaw waxa leys waydin donaa xagey ku dambeyen

  6. asc mashaa allaah reer tolkeyga waad salaaman tihiin in shaa allaaah malin waad gaari doontaan guusha insha allaah jeelka soo koraayo iyo kasii danbeyo waxay ku nolan donaan bash bash iyobarwaaqo insha allaah geese yaasha guleesta

  7. Beesha biimaal isa soo caan bixi waey dhamaatay amaanka marka maxaa kaagalay dukaan kuma lihid bakhaar kuma lihid amaanka aad ka hadleysid ma xu yahay masaajid ayaa lagu dilay dadaan wax galab sanin idinkaana u sabab ah waxaat wadaan hal Qof dil 5 halagugu badalo siday u soto arinta ma ahan ee dhax dhaxaad ka sameeya gobalkan kaliya ayaa dagaal ka taagan somali oo dhan mel kaloo lees ku hesto malahan xurey ama halaguu xureeyo

    • Wiilkii Jarratti

      Waryaa Ceelasha, dabo madoobe adoo meel walbo ka joogo shabeelaha hoose ayuu Biyomaal xabad kaaga soo saaray, qof faataxo kuu aqriyey oo ku dhahay ka bax gobolka malaha.

      Dhaqaalaha uusan haynin dadka dagaanka ah xaguu ka keenaa qof kooytooy ah sidiina oo kale. Maan laawe isku noqda, oo sidii Majeerteen dhista dhulkeena.

      Mid waligaa ha ilaabin, waan kaa aargudadoonaa: waxaan ku soconaa ceelasha iyo guryaha aad xaarahta aad ku haysataan ee xamar in la idin ka sooro. Waxa naga xigana waa uu waqti, just wait us in there!

  8. Iska hdl loma hdlo hadu biyamal bakharktu laheyn hadaa ma socotaa bakhar ku leh shabelada hose ama 5 hala dilo ama isbaro ha dhigtane anaga waxan wacad ku marny in an tir tirno faraca masixu dijjaal rag hoyo dhashy waxa lo yaqan in u isa so hortaaga ciidanka dagaalamaya lkn masajid ayan dad ku dilny iyo ody wado marayan dily laguma faano nacas biyamalna wa dad diin leh kuma saqajaamo ody carur naago iwm lkn ki so bareera wu ya qanaa istaahilkisa

  9. kan ceelasha labaxay edeer waxaad doonto kuhadal caruur masaajid quraan ku akhriisanaysa dil oday ama sheekh waayeel ah wada u istaag oo dil waxaad situugo ah kudili karatid kudil ileen awalba gunbaad ahayd oo nasab ma aadan ahayn waxaa inoobalan ah dhul biimaal leeyahay in aadan isbaaro dhiganin hadaad dhigatana in bakhtigaaga lagajiido haduu ilaahay idmo waxaan kaabalan qaadayaa in aan dacar iyo sun kaawaraabiyo oo aan qof danbe oo mooryaan ah aan lagu arag deegaan biimaal uu dago waxaad arki doontaa haduu allaaha awoodale o galaado iyada oo gobolka sh hoose lagawaayo qof reerkiina ah oo si caadi ah xataa ugu noolaada iska adkayso ciyaaruhu hada unbay bilaabanaayaan fulaynimo umbaad caruurta masaajidaka ugu laysaye raganimo sibareer ah ma iigu imaan kartaa waxaan umalaynaayaa taasi way kugu adagtahay nacas nacas dhalay ayaa tahay ee wayno kawar sugaynaa halka aykudanbayso maandeeq

  10. haduu tukaan iyo bakhaar wax kuutari waynu arki doonaa fulaygii inamooryaan guriceeloow war mahaysidee waabaybaa kugu maqan warankaygu markuu kugalaad miyirsan doontaa tii hore hootay ahayd ee hadaan hub kuu heloon halbowlaha kujari doonaa haduu allah idmo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top