Home / Wararka / Daawo Sawiro dheeraad ah Dusiga Tababarka Ciidamada ee Ceel Jaalle

Daawo Sawiro dheeraad ah Dusiga Tababarka Ciidamada ee Ceel Jaalle

Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa toddobaadkaan Gobolka Shabeellaha Hoose tababar Dufco uga bilaabay dhalinyaro Deegaanka ah, si loogu xoojiyo Ciidanka ka hawlgala Gobolka Shabeelada hoose.

Ciidamadaan oo rag iyo dumarba leh, ayaa waxaa lagu wadaa in ay xoojiyaan ammaanka Gobolka Shabeelada hoose, kana difaacaan gobolka Mooryaanta rabta in ay Isbaaro dhigtaan gudaha Gobolka Shabeelada hoose.

War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Taliska Amisom, ayaa waxaa lagu sheegay Saraakiisha Amisom iyo kuwa deegaanka, in ay iska kaashanayaan tababarka la siinaayo dhalinyarada Gobolka.

Ceel jaale 2 Ceel jaale 1 Ceel jaale 4 Ceel jaale 5 ceel jale 3

info@markacadey.com
info@markanews.net

About Editor

Editor

One comment

  1. masha allah alle hani xafido
    tolkeyga hormarka u istagey
    waaaa talawo wanagsan
    ooo lagu farxo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top