Home / Wararka / Daawo Video: Bilicda & Nabada Magaalada Hargeysa

Daawo Video: Bilicda & Nabada Magaalada Hargeysa

 

info@markacadey.com
info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About Editor

Editor

5 comments

  1. masha alaah ilaahoow noosyaadi cadowgeena cagta hoosteeda aamiin

  2. mansha allah.waxa aynu daawanaynaa maaha laydh iyo daaro oo keliya balse waa cilmi illaahay wax inagu barayo. hargeisa 1991kii 90% way dunsanayd deegaankuna 75% wuu miinaysnaa nabad aan caalamku dedaal ku bixin oo shacabka ka soo go,day ayaa la hadhsanayaa waxaana xusid mudan in shacabku yahay police oo qofka nabad gelyo daro looga shakiyo isagoo shacabku sido ayaa saldhiga la geeyaa markaa waxa ugu yar ee laga baran karaa waa shacabka somaliyeed oo sida policeka u shaqeeya mooyee inaanay nabadi ku imanayn military iyo qori caaradii.waxaanan kula dardaarmayaa reer sh/hose ku dayda walaaladiin oo gobolkiina qofkii amni daro ka dhex sameynaya ha uga biqina waa laydin dilayaaye idinku qabta oo saldhiga geeya wa billaahi towfiiq

  3. Markay cadey fadlan ii ogolow webka

  4. Xiniftire Waqooyi

    Hawl yaraan muu ku iman Hadhaca muuqdaaye , Dhaxaa dab & halac soo maray kuwaa hilib wadaagtaan’e ,Halgan adag markii loo galay ee dhiigu hibiqleeyey, hootada markii aan wadnaa kaga dhuftay ee faqashtu hayn wayday , Habqankoodii waa kii wadhnaa hilinkii dheeraaya, nabsigu adduunyadu geliba waa heer’e hanbadoodii waaka wisheysigu ku helay , hirarki Nairobi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top