Home / Wararka / Daawo Video: Maxaa ka Socda Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Ceel Jaalle

Daawo Video: Maxaa ka Socda Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Ceel Jaalle

 

info@markacadey.com
info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About Editor

Editor

12 comments

  1. Masha Allah waa guul usoo hooyatay dhamman shacabka reer shabeelada hoose…
    Lkn waxaan aad ugu xumahan hadalka uu ku hadlay asakariga ka socda Amisom.
    waxa uuna leeyahay waa maleeshiyo ee ma aha ciidan dowladeed…
    Fadlan waxaan ka codsaneynaa maamulka gobolka iyo kan degmadaba inay xooga saaraaan
    sidii ciidamadan loogu aqoonsan lahaa ciiidan qaran…
    Ciidan qaran mar hadii noola aqoonsado waxyaabo badan ayaan ka faaideynaa..
    Magac ciidan dowladeedna ma nalgu xasuuqaayo hadii ciidamadan loo aqoonsado ciidamada qaran…

    • Amison commander said” waxaa amniga guud ee deegaankan suga ciidanka deegaanka oo dowlada ka tirsan balse aad u yar tiro ahaan waxeeyna sugaan amniga soonka oo dhan waana mid buuxa ee la isku haleynkaro”, sidaa yiri amison commander isagoo intaa raaciyey dhacdadii u danbeeysay ee al-shabaab weerar kusoo qaadi rabtay oo aay ka hortageen ciidankan iyagoo nagu soo wargaliyey kadibna aan u dignay ciidankii xerada sidaasna lagu fashiliyey weerarkooda iyadoo taliyaha amison uu muujiyey in loo baahan yahay ciidan sidaas oo kale u daacad ah oo la isku haleyn karo ineey noqdaan ciidan dowladeed.

      Waxaa hubaal ah in amniga gobolka wax weyn iska badali doono hadii ciidan deegaan walbo sidaas looga sameeyo oo aaysan noqon kor haloogo keeno waan mid muhiimadeeda leh in shabelada hoose sidaas ciidan deegaank meel walbo oo ka mid loogu helo waana talaabo aan soo dhoweynayno oo horumar leh dadka deegaankana aan ka codsanaayo in amison aay walaaleestaan oo wax walbo lala qabtay amison waa biimaalkii ku dhumay Burundi, uganka Rawanda, west Africa iyo meelo badan oo east Africa ka mid ah

  2. Waxan rabna in aan u sheego rer shabelada hoose in ad garab istagtan dadkina iyo dalkiina sababto ah Somalia gobalwbaba dadkii wa ay u tashaday maraka anagana waxan nala karaba in aan kalmeeno oo ay dhalayara ku layacmin halkasa

    • Waxan rabna in aan u sheego rer shabelada hoose in ad garab istagtan dadkina iyo dalkiina sababto ah Somalia gobalwbaba dadkii wa ay u tashaday maraka anagana waxan nala karaba in aan kalmeeno oo ay dhalayara ku layacmin halkasa

  3. waa guul iyo hormar lagaaray aad ayaan usoo dhawaynaynaa in dhamaan dhilinyarada reer sh hoose latababaro ilaahay waxaan kabaryayaa in ay noqdaan kuwii dadkooda iyo dalkooda cadowga kadifaaca ayna noqdaan kuwii lagunasto oo dowladnimo iyo nabadgaliyo inoo horseeda ciidakaan waxaa kamuuqata wadaninimo aad ayay uqiiraysanyihiin ilaahoow garabkooda gal oo gaal iyo muslimba adoomahaaga noocabiidi ilaahoow guusha sii ciidankeena aamiin

  4. Soomaali dhalad

    waa wax aad looga naxo caruurtii yar yareed ee soomaaliyeed ee ubaxa mustaqbal ka beri ahaa in sidaas loo baabiyo oo askar mooyaane aanay wax kale loo qorsheenen. teeda kale biimaal ka maxaa dayacay aaway qurba joogtoodiii may lacag iska ururiyaan oo ay kabo waaweeyn u iibiyaan. direeysaka ha u danbeeyo aminsom iyo xasan shiikh loo daba fariisanayee. marka hore lacag iska gura oo harqaan la yaasha uga tola, balcad derees ah iyo kabona u gada ay ku sii tababartaan. cajiib

  5. masaha allah wlh waku farxay 23 saano kadib ina huurada ka kacnay wil iyo gabar a istifacno wax lugu farxo waye markii hoore aniga is reebnay kan laftas ah kaas laftas ah isku heenay hada waa is racnay alx

    RER JANAD WAA JIID GALEN RER JAXIIMO ISKA JOOGA

  6. Habaraney 15 xaabo niiga so heertay iney na sawabsadan ka baaqa o qabil Habargidir la waayo

    Marka cadey kaga so bilaway manta Muuri jooga adi nh afgoye biri Afogoye kula jooga la soco biri danbane Xamar Ila cadado sas kugu wada kkkkkkkkkkkkkkkk

  7. MASHA ALLAH NOOLADA REER KONFURGALBEED 6 GOBOL.CIIDAMADA REER KONFURGALBEED EE XERADA CEELJAALE WAXAAN U RAJEEYNAYAA JUUL IYO GOBANIMO.

  8. GUUL KONBFURGALBEED CIIDAMADEEDA IYO MADAXDEENA,,,MASHA ALLAH NOOLADA REER KONFURGALBEED 6 GOBOL.CIIDAMADA REER KONFURGALBEED EE XERADA CEELJAALE WAXAAN U RAJEEYNAYAA JUUL IYO GOBANIM

  9. masha allah alah noo saa idiyo, ciidan waxay ku hurdaan shacabka sida shacabka uu ciidan ka ugu hurdo amni dartiis waxaan ula jeedaa dadka deegaanka inay uhiiliyaan walaalahooda naftooda uhurinayaa difaaco dadnimadooda iyo deegaankooda haday ahaanlaheeyd logistick, lacag, aqab militeri iyo duco qofwalba waxa uu awoodo haday taasi dhacdo waxaa hubaal ah in dulmiga uu maalin cad laweyn doono insha alah.

  10. BIYAMAAL MIYEY WAALAN YIHIIN MISE SIDA RAXANWEYNTA BAY XOOLO YIHIIN, WAR GOBOLKA SHABEELADA HOOSE OO DHAN HAWIYAA HAYSTA GAAR AHAAN HABARGIDIR IYO ABGAAL, MAXAAD RUNTA U SHEEGI WEYDEEN IN CIIDAN HAWIYE AH LA IDIN KU XASUUQO OO LAGU MAGCAABO CIIDAN QARAN. HAWIYE MOORYAANTIISU WAA CIIDAN QARAN OO MUSHAAR LA SIIYO KUWIINA WAA MALEESHIYO BEELEED KKKKKKK BIYOMAAL HURDADA KA KACA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top