Home / Tacsi / Tacsi: Marxuum Xaaji Abuukar Jimcaale oo ku geeriyooday Degmada Jamaame

Tacsi: Marxuum Xaaji Abuukar Jimcaale oo ku geeriyooday Degmada Jamaame

Inaa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Markacadey.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha unaxariisto, Marxuum Xaaji Abuukar Jimcaale oo Maanta ku geeriyooday Degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose.

Sidoo kale Maamo Madiino Maxamed Cabdi Muuse oo Wakiil ka ah Reer Muuse Barrow iyo Reer Cali Guweyd waxey halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraysaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xaaji Abuukar Jimcaale gaar ahaan Wiilkiisa Mujaahid Xasan Xaaji Abuukar Jimcaale (Xasan Shiino) oo ka mid ah Saraakiisha Cidamada Deegaanka.

Marxuumka Waxaanu Ilaah uga baryeynaa in uu Qabrigiisa u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.

 

info@markacadey.com
info@markanews.net

About Editor

Editor

One comment

  1. Inagana sidoo kle wan u tacsiyeenena xajiga wxanu leenahay Illah naxaristisa jano haka warabsho Aaamiiin aaamiiin ya Raxman

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Current month ye@r day *

live webcam girls
Scroll To Top